Page 1 of 2
Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 3:09 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Magacii mujaahid yaa martabadii Iyo sharaftii uu laha laga qaaday

aisha waligeed meel ay xabad ka dhacayso May joogin xita fadhi ku dirirka snt mujahidad Kama ahan so I ask fah to change her name to Aisha kaneeco, Aisha koronto or Aisha qushi
Ayaa arinta igu raacsan?
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 3:31 pm
by KyrieJama
Isaaqa oo dhan baa mujahideen ah, beri hore baad magaca sicir barar ku rideen, ee inanta iska daa
Iyada waa guuto koowaad, Mujaahid Aishah

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 3:36 pm
by MujahidAishah
Warya I want my warqad... Out ban ku yidhi sedexda ii sii habar tuukaata baad iga tahay
I'm a mujhid of waayo aragnimo Sxb don't hate because ppl think your a girl ChelseaFlower

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 4:15 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Garaad lol
Aisha .. That's why I am going to change it Lakiin adiga harta sheikh ayaa boorash ku cunaysay markii dagaalku socdaye magaca ciyaara ka daa

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 4:35 pm
by COOL-MAN
Chelsea waan kugu raacsanahay lakin Asha kaneeco kadaa gabadha
Caasha bakoorad sidato haloo bixiyo
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 4:51 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ lol@ bakoorad sidato a
How abt bac madow tuurto

she can choose any name but mujahidad
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 4:58 pm
by waayeel101
cawa chelsea dibadu sexanaya

bacdi ayan arkaa. lol
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 5:06 pm
by Inaayah
Hi Cool.

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 5:21 pm
by SultanOrder
garad13 wrote:Isaaqa oo dhan baa mujahideen ah, beri hore baad magaca sicir barar ku rideen, ee inanta iska daa
Iyada waa guuto koowaad, Mujaahid Aishah


Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 5:39 pm
by Djiboutian
chelseaforever wrote:Garaad lol
Aisha .. That's why I am going to change it Lakiin adiga
harta sheikh ayaa boorash ku cunaysay markii dagaalku socdaye magaca ciyaara ka daa

Correction: Burco Kibir ayay haricot iyo furun ku cunaysay
Waan kugu racsanahay arinta ee magacii mujahid ayay meel kaga dhacday lakiin Aishah kaneeco kada.
Aishah Riyaale aya waagi hore la odhan jiray imika Aishah Biixi ayay la baxday ee mar kasta cidi kursiiga ku fadhida ayay laa saxiib tahay sidii Xaaji Cabdi Waraabe. You can also call her Dayaaradi *******

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 5:43 pm
by TheLoFather
chelseaforever wrote:Magacii mujaahid yaa martabadii Iyo sharaftii uu laha laga qaaday

aisha waligeed meel ay xabad ka dhacayso May joogin xita fadhi ku dirirka snt mujahidad Kama ahan so I ask fah to change her name to Aisha kaneeco, Aisha koronto or Aisha qushi
Ayaa arinta igu raacsan?
Common nah!
MujahidAishah deserves her mujaahidad status because she has been a wife with military mind. fighting in the trenches of living rooms for many years battled that bacda side in many battles and arguably won the war.
Long live the Mujahida!
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 6:07 pm
by COOL-MAN
Inaayah wrote:Hi Cool.

Hi inaaya

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 6:10 pm
by COOL-MAN
chelseaforever wrote:^^ lol@ bakoorad sidato a
How abt bac madow tuurto

she can choose any name but mujahidad
Mujahid is for the men.
shoulnt it be mujahidad asha?
Asha bac madow sound good lol
Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 6:26 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
waayeel101 wrote:cawa chelsea dibadu sexanaya bacdi ayan arkaa. lol
sxb magaca mujaajid daraadi wax kasta wan u dulqaad
Djiboutian ... Lol@ diyarada
COOL-MAN wrote:chelseaforever wrote:^^ lol@ bakoorad sidato a
How abt bac madow tuurto

she can choose any name but mujahidad
Mujahid is for the men.
shoulnt it be mujahidad asha?
Asha bac madow sound good lol
You're right sxb but Aisha doesn't consider herself a woman anymore
MujahidAishah wrote:Maya
Xiiniyo haysta

I love you Aisha

Re: Petition to ask fah to change Aisha's new nick
Posted: Mon Nov 16, 2015 6:29 pm
by GAMES
I like Aisha's new name, it suits her very well. Its Inaayah who needs a new name. Maybe Fah should change it for her.
I suggest either Barwaaqo, Nasro or Shankaroon.