A homicide in Saraar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

A homicide in Saraar

Post by Rambie »


Image
Caynaba(Gudgudenews.com):-Habeen hore dil ka dhacay deegaanka degmada Oog ayay ciidammadda booliska,Millatariga iyo maamulka degmadda iyo gobolba ka hawl galeen iyagoo kaashanaya bulshada deegaanka degmada Oog.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Saraar Gaashaanle dhexe Axmed Maxamed Guutaale,ayaa sheegay in dilku ka dhacay goob miyi ah oo aroos laga soo dareeray isla markaana ay dhalinyarro aad u badan oo hubaysani ka qeyb galeen.

Taliye Guutaalle waxa uu intaa ku daray in dilku markii uu dhacay ay ka wada hawl galeen ciidamada Booliska,Millatariga iyo Maamulka Gobolka Saraar ee heer gobol iyo Degmo iyo Guud ahaan bulshada deegaanka oo qeyb weyn ka qaadatay in mushkiladda dilkaasi aanay sababin in ay dhibaato kale dhacdo.

.” Alle ha u naxariistee waxaa habeen hore ku geeriyooday rasaas ku dhacday Marxuum Axmed Xasan Durraan waxaana ku dhaawacmay laba hablood. dhimashada iyo dhaawacaba waxaa sababay xilli dambe oo habeenimo ah ayay ahayd waxaana laga dareeray aroos waana deegaanka degmadda Oog markaa dhalinyarro badan oo hubaysan ayaa meesha maraysay waanay is wada eryadeen markii arooska laga dareeray, markaa rasaas badan ayaa la riday laakiin dhanka Marxuumku ka dhintay cid ayay tuhmeen oo ay dilkaa u aaneeyeen , nasiib wanaag beeshii la aaneeyayna daw bixiye in ay yihiin ayay noo caddeeyeen.” Ayuu yidhi Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Saraar Gaashaanle dhexe Axmed Maxamed Guutaale oo u warramayay wargeyska DAWAN.

Taliyuhu isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku kabay . “Dhinicii la tuhunsanaa dad ayay soo qabteen oo ay ciidanka u keeneen oo xidhan, baadhistiina way noo socotaa,waxaana guul ah in labada dhinac ee dilka isu sheeganayaa in ay yihiin laba reer oo dan iyo daris wanaag ku wada noolaa boqolaal sannadood oo aanay waligood dhibaato kala gaadhin. Ciidankuna baadhistii ayay ku gudo jiraan illaa baadhistu soo dhammaatana ka hor dhici maayo,”ayuu tidhi Taliye Guutaalle.

Anybody knows what happened?

:lupe:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: A homicide in Saraar

Post by KyrieJama »

Aren't you nin Cali Barre ah, from the Caynabo-Oog area? Why don't you call up your cousins and get the 411 for us you fish and chips lol
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: A homicide in Saraar

Post by Rambie »

garad13 wrote:Aren't you nin Cali Barre ah, from the Caynabo-Oog area? Why don't you call up your cousins and get the 411 for us you fish and chips lol
So far I heard different news.
Two young men got killed (Cali Barre & Sacad Yonis) near Oog after a
heated argument. But this news paper says only one man got killed after a weeding.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: A homicide in Saraar

Post by KyrieJama »

Rambie wrote:
garad13 wrote:Aren't you nin Cali Barre ah, from the Caynabo-Oog area? Why don't you call up your cousins and get the 411 for us you fish and chips lol
So far I heard different news.
Two young men got killed (Cali Barre & Sacad Yonis) near Oog after a
heated argument. But this news paper says only one man got killed after a weeding.
Thanks for the update bro.

Im travelling to Laaska in the morning. I won't stop to have some hilib and chat it up with the brothers in Oog this time.
Ozaki
Posts: 76
Joined: Sun Apr 30, 2006 11:36 am

Re: A homicide in Saraar

Post by Ozaki »

Labadan reer horta maxaa kalahaysta, they are so intermixed and kill each other like cadow.

I heard one from each side is dead.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: A homicide in Saraar

Post by PrinceNugaalHawd »

garad13 wrote:
Rambie wrote:
garad13 wrote:Aren't you nin Cali Barre ah, from the Caynabo-Oog area? Why don't you call up your cousins and get the 411 for us you fish and chips lol
So far I heard different news.
Two young men got killed (Cali Barre & Sacad Yonis) near Oog after a
heated argument. But this news paper says only one man got killed after a weeding.
Thanks for the update bro.

Im travelling to Laaska in the morning. I won't stop to have some hilib and chat it up with the brothers in Oog this time.
Inaader I will be in Laaska in December u gonna be there?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”