Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by knet »

Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Kadib markii ay saraakiisha Ciidanka Puntland ay sheegeen ineysan sinaba aqbalayn qodobadii ay Odayaaal dhaqameed yadu kasoo saareen wadahadaladii u socday, ayaa Waxaa Xaafada Baraxley soo food saaray cabsi dheeri ah oo keentey iney Dad badan ka qaxaan Guryohooda.

Wararka Puntlandi helayaan ayaa sheegaya in Shacabku ay ka cabsi qabaan in Meleeshiyaadka hubeysan ee Xaafada ay dhexdooda kula dagaalamaan Ciidanka Puntland iyadoo horey Ciidanku ka digeen in Maleeshiyaadku ay gabaad ka dhigtaan Guryaha dadka Rayidka ah degan yihiin.

Waxay kaloo horey u shaaciyeen Ciidinku Digniin ku socotay shacabka oo looga digayay awaaqi xumada ka imaan karta Guryaha ay Maleeshiyaadku gabaadka ka dhiganayaan ama ay xabadaha kasoo dhex ridayaan.

Barakacaan cusub ee soo foodsaarey Shacabka xaafada Baraxley ayaa noqonaya mid dhib weyn usoo jiidey Dadka maatada ah.
Magaalada qaybeheeda kale kama jiraan Walwalka soo food saarey Xaafada Baraxlay.
Puntlandi.com
Gaalkacyo
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by barbarossa »

What is your point? I am here in north Galkacyo and people have been fleeing their homeS for past three days in anticipation of the pending war. This place looks and feels like a ghost town.
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by knet »

barbarossa wrote:What is your point? I am here in north Galkacyo and people have been fleeing their homeS for past three days in anticipation of the pending war. This place looks and feels like a ghost town.
I would like long term peace to prevail in my home town, and the only way that will become possible is if the root of the problem is addressed.
That problem is taking care once in for all the anti peace anti-dawlad anti-progress, anti-islam elements in that tiny neighborhood called Baraxley.

Baraxley has held back Galkayo for far too long it's cancer Galkayo can do without. :clap: :clap: :clap: :som: :som:
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by GAMES »

Lemme guess, you got that from Puntlandi.com eh?

If anyone is fleeing, its Dhabayaco side sxb. Just like 75% of all casualties has been on Cumar Max'uds side (Dhimasho iyo Dhaawacba).

Remember, don't write a check u can't cash. Just like in 2007 when u lost Laas Caanood, and all the Dhabayacos here on SNet were crying about getting it back.

Don't loose Gaalkacyo also, waa iga talo.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by GAMES »

U are only beefing with Sacad,...remember that. Its not even all of HG or Hawiye.

Don't wish for Dagaal, cause you just might get it.
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by knet »

GAMES wrote:U are only beefing with Sacad,...remember that. Its not even all of HG or Hawiye.

Don't wish for Dagaal, cause you just might get it.
naaya please!

safe the cheap talk for your boyfriend. :lol:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by GeoSeven »

barbarossa wrote:What is your point? I am here in north Galkacyo and people have been fleeing their homeS for past three days in anticipation of the pending war. This place looks and feels like a ghost town.
Pending War? Barbarossa...how serious is the situation. Major outbreak or the annual servicing of the AK's?

P.S. Keep safe. Your loss would be felt in Snet.

Knet. Stick around in Galkacyo :|
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by barbarossa »

Geo, from what I gather peace talks has now failed and mooryaans of both sides of the divide are hell bent on settling this one in the old fashion way, i.e, by the barrel of the gun. Nabad la diidyey wixii lakala helo hala argo..

Ps: thank you all for wishing me safe here. Inchallah, all will be just fine..
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by GAMES »

Reer Xamarka waxeey ku maah maahaan....

Ninkii roon, aas reerka u haraa.

Bal aan aaragno ninkii reerka u haro.

:lol:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by gobdoon »

HG nabad , barwaqo iyo horumar ma raban dariqi cay diid bay ku socdan asaguna xabad ba u damaysay , cuqdad iyo waxan la garanayn iyo xaran bay raban , war puntland iyo MJ hada rabtan inad la tartantan kula tartm dhaqaale iyo wax dhisid iyo nabad oo reer galkacyo oo dhan sheydanka iska naara magalada isu furo dadku wa wada s9mali dhulkuna wa idinka wada dhexeya , maxa laysku dilaya oo dhulka lo kala sheganaya , waxan modayay 2015 somali inay dagal sokeye ka daashay , cid cirka ka soo dhacday ma jirto dhulka wa wada leenahay inakana weyn .
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by FarhanYare »

.....
User avatar
jamal9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2972
Joined: Tue Jul 02, 2013 2:41 pm
Location: Life is a bitch then you become one

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by jamal9 »

Go P/L Go!!
Smash them hutus completely
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by THE_TRUTH1 »

gobdoon wrote:HG nabad , barwaqo iyo horumar ma raban dariqi cay diid bay ku socdan asaguna xabad ba u damaysay , cuqdad iyo waxan la garanayn iyo xaran bay raban , war puntland iyo MJ hada rabtan inad la tartantan kula tartm dhaqaale iyo wax dhisid iyo nabad oo reer galkacyo oo dhan sheydanka iska naara magalada isu furo dadku wa wada s9mali dhulkuna wa idinka wada dhexeya , maxa laysku dilaya oo dhulka lo kala sheganaya , waxan modayay 2015 somali inay dagal sokeye ka daashay , cid cirka ka soo dhacday ma jirto dhulka wa wada leenahay inakana weyn .
stop the propaganda , Puntlanders are trying to safe face , Gambling to stop Galmudug Progress :-@


Its Galmudug that has been making significant Progress , all roads Paved ,Schools - best Hostpital . High rise hotel - Shops name it .
Image
Image

Image

Image

New busy Airport
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Breaking News: Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday

Post by thegoodshepherd »

Their own press has just reported it. Half of Baraxley has run away fearing the retaliation that is about to come down.

http://hobyomedia.com/daawo-sawirada-ho ... arakaceen/

Just in the past 12 hours hundreds if not thousands of soldiers have entered Galkacyo and are waiting in Xero Siinay.
THE_TRUTH1 wrote: Image

I see Hotel Kulmiye that was opened just last month, even the buildings in Baraxley are owned by us :lol:

:umad:
Last edited by thegoodshepherd on Wed Nov 25, 2015 11:19 am, edited 1 time in total.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”