Page 1 of 1
Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 4:33 pm
by Adali
Shan dhaqiiqado ka hor waxaan la hadlay gabar qalanjo oo ah amxaar, walle iyo bille wax aan filayn baa dhacay. Waa la qabaa hasa ahaate wee I rabtay marka waxaan ka qaatay telkeed, waxaan damcay in aan taab taabto oo sii shukaansado balse wee xishooday wijigeed gaduud but now day.
Suasha waxee tahay amxaarta ma la saxiba sidaan saxibadeed u helo. AmA hit and run?
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 4:36 pm
by Inaayah
Adali wrote:
Suasha waxee tahay amxaarta ma la saxiba sidaan saxibadeed u helo. AmA hit and run?
Jawaabtu waxaay tahay:
God qodo o is aas.
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 4:39 pm
by KingWaslawi
Waxaad ku tidhaahdaa "atoona waasa gidhaadha"
Way ku jeclaan doontaa markaa.
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 5:39 pm
by AbkoowDhiblaawe
LOL. Ar kan wuxuu ku nool yahay Khiyaali.
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 6:07 pm
by LiquidHYDROGEN
Adali wrote:Shan dhaqiiqado ka hor waxaan la hadlay gabar qalanjo oo ah amxaar, walle iyo bille wax aan filayn baa dhacay. Waa la qabaa hasa ahaate wee I rabtay marka waxaan ka qaatay telkeed, waxaan damcay in aan taab taabto oo sii shukaansado balse wee xishooday wijigeed gaduud but now day.
Suasha waxee tahay amxaarta ma la saxiba sidaan saxibadeed u helo. AmA hit and run?

Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 6:29 pm
by jalaaludin5
Practice safe sex sxb and God speed.
Spray it generously on and around the ugaas and his two caaqil especially on dooga.

-
-
-
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Wed Nov 25, 2015 6:52 pm
by Cherine
Warsheekh wrote:LOL. Ar kan wuxuu ku nool yahay Khiyaali.

Re: Ragiina see la yahay
Posted: Thu Nov 26, 2015 4:40 am
by MRnutritionist
Fiican
Re: Ragiina see la yahay
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:56 am
by gegiroor
Adali, stay away from married women. Put the man who married her in your shoes. There are plenty of single women, so why mess with a married woman? It is morally reprehensible, and imanwise can seal your fate.