Bal waa halkay gashaa!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Bal waa halkay gashaa!
Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.

Re: Bal waa halkay gashaa!
Looooooooooooooooooooooooool
Your af Somali is killing me.
How are you going to say "MobilekA nooca la salaaxo"

Your af Somali is killing me.
How are you going to say "MobilekA nooca la salaaxo"

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Bal waa halkay gashaa!
Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol
Re: Bal waa halkay gashaa!
Leeeeh looooooooooooolKingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.

Sometimes I love the way us reer waqooyi talk, too much.
Re: Bal waa halkay gashaa!
King- You're cracking me bare joke caawa.KingWaslawi wrote:Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol

You're on about touch screens.
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Bal waa halkay gashaa!
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.

Re: Bal waa halkay gashaa!
If u have the receipt, take it back. And cuss her out.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Waxaan o riwaayad aa xagu ka keenay caawa Waslawi. 

Re: Bal waa halkay gashaa!

Malaha indha saracaad bey kugu sameeysay, dukaan ma'ehee wadada ayad ka iibsatey but you think it was a shop?

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Bal waa halkay gashaa!
Touch screen af Soomaali waa nooca la salaaxo.Inaayah wrote:King- You're cracking me bare joke caawa.KingWaslawi wrote:Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol![]()
You're on about touch screens.

Btw are not you reer waqooyi wll you talk like reer waqooyi.
Re: Bal waa halkay gashaa!
King- Maxaa ku diiday ina mar walba sidan ahaatid, you're my kind of people.
Comedian.

Comedian.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Bal waa halkay gashaa!
Malaa iyada ayaan ku maqnaa, madax tarmuus layda.COOL-MAN wrote:![]()
![]()
![]()
Malaha indha saracaad bey kugu sameeysay, dukaan ma'ehee wadada ayad ka iibsatey but you think it was a shop?
Qosol bay igula shuraakowday naagtu.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Bal waa halkay gashaa!
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.

Intaad islaheeyd ceeysh calaa alaab ayaad qiimo jaban ku helshey ayaa cashar laguu dhigey adhigii.
Cashar kaaso ah suuqa madoobi waa halis!
Re: Bal waa halkay gashaa!
Is this the first time oo sidan lagugu sameeyo?KingWaslawi wrote:Malaa iyada ayaan ku maqnaa, madax tarmuus layda.COOL-MAN wrote:![]()
![]()
![]()
Malaha indha saracaad bey kugu sameeysay, dukaan ma'ehee wadada ayad ka iibsatey but you think it was a shop?
Qosol bay igula shuraakowday naagtu.
Lucky you kol hadaanad kilo sokor boqol pound ku iibsanin waad ceymataa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 453 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 18 Replies
- 1063 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 7 Replies
- 988 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 14 Replies
- 1045 Views
-
Last post by AyeeyoH
-
- 20 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Ducaysane_87