Page 1 of 5
Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:12 pm
by KingWaslawi
Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:16 pm
by Inaayah
Looooooooooooooooooooooooool
Your af Somali is killing me.
How are you going to say "MobilekA nooca la salaaxo"

Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:20 pm
by KingWaslawi
Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:21 pm
by Inaayah
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.
Leeeeh loooooooooooool
Sometimes I love the way us reer waqooyi talk, too much.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:23 pm
by Inaayah
KingWaslawi wrote:Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol
King- You're cracking me bare joke caawa.
You're on about touch screens.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:24 pm
by Adali
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.

Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:31 pm
by GAMES
If u have the receipt, take it back. And cuss her out.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:34 pm
by Inaayah
Waxaan o riwaayad aa xagu ka keenay caawa Waslawi.

Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:36 pm
by Halmog
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:40 pm
by COOL-MAN
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:41 pm
by KingWaslawi
Inaayah wrote:KingWaslawi wrote:Inaayah moobiladu waa laba nooc dee nooc waa la taa taabtaa noocna waa la salaaxaa lol
King- You're cracking me bare joke caawa.
You're on about touch screens.
Touch screen af Soomaali waa nooca la salaaxo.
Btw are not you reer waqooyi wll you talk like reer waqooyi.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:43 pm
by Inaayah
King- Maxaa ku diiday ina mar walba sidan ahaatid, you're my kind of people.
Comedian.

Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:44 pm
by KingWaslawi
Malaa iyada ayaan ku maqnaa, madax tarmuus layda.
Qosol bay igula shuraakowday naagtu.
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:47 pm
by TheLoFather
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,
Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.
Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,
Allow aan waaga waraabe cunin.
Intaad islaheeyd ceeysh calaa alaab ayaad qiimo jaban ku helshey ayaa cashar laguu dhigey adhigii.
Cashar kaaso ah suuqa madoobi waa halis!
Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Thu Nov 26, 2015 5:50 pm
by COOL-MAN
KingWaslawi wrote:
Malaa iyada ayaan ku maqnaa, madax tarmuus layda.
Qosol bay igula shuraakowday naagtu.
Is this the first time oo sidan lagugu sameeyo?
Lucky you kol hadaanad kilo sokor boqol pound ku iibsanin waad ceymataa
