Page 1 of 1

Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.....

Posted: Sun Nov 29, 2015 9:52 am
by knet
War deg deg ah: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka degay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo

Image

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C.rashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyaga oo ka degtay garoonka diyaaradaha ee Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo.

Wafdiga ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro kasoo jeeda dhinacyada dagaalamay iyo saraakiil ciidan, waxaana magaalada kusoo dhaweeyay wafdigii kaga horeeyay magaalada ee uu hogaaminayay C/raxmaan Odowaa.

Sidoo kale waxaa wafdiga kamid ah madaxweynaha maamulka koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan, waxaana la sheegayaa iney doonayaan ka qeyb qaadashada dhameynta xiisadaha ka taagan magaalada Gaalkacyo.

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug iyo xubno kale ayaa wafdiga usoo galbiyay dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo oo maamulka Puntland kaliyo.

Shariif Xasan Sheikh Adan iyo Ra’iisul wasaare Cumar C.rashiid ayaa si wadajir ah u sheegay iney ka xun yihiin dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayna ka shaqeyn doonaan nabadeynta dhinacyda dagaalamay.

http://marqaanweyne.com/

Re: Somali PM Omar Sharmarke Lands In Gaalkacyo

Posted: Sun Nov 29, 2015 9:54 am
by BlackRain
This fat dude annoys me real bad. Waa khasaaro buuraan

Re: Somali PM Omar Sharmarke Lands In Gaalkacyo

Posted: Sun Nov 29, 2015 10:09 am
by knet
BlackRain wrote:This fat dude annoys me real bad. Waa khasaaro buuraan
True dude is Miskiin that's why they made him PM, he is a national Leader and we shall show him the respect he deserves.

Let's just be glad we have Lion Gaas in Puntland to handle business when it is needed. :ugeek:

Re: Somali PM Omar Sharmarke Lands In Gaalkacyo

Posted: Sun Nov 29, 2015 10:23 am
by knet
Jubbaland President Axmed Madoobe Reaches Puntland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Garowe

Image


(Pi Garowe) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Garowe, isagoo soo dhowayn balaaran ka helay dowladda Puntland.

Madaxweynaha Jubbaland wuxuu socdaalkiisa qeyb ka yahay dadaalada nabadeed ee lagusoo afjarayo colaada Gaalkacyo, wuxuuna goor dhow saxaafada kula hadlidoonaa xarunta madaxtooyada ee Garowe.

Warkaan oo faahfaahsan goor dhow la socda.

Puntlandi.com

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 10:35 am
by incognito1
Alxamdullilah, insha Allah i pray peace comes to the people of gaalkacyo no matter their qabiil.

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 10:45 am
by knet
Soomaliland Oo war lama Filan ka Soo saray dagaalka Galkacayo,Nabad ku baaqay..

https://www.youtube.com/watch?v=wPeoKFvcLyQ

wasiirka Arimaha Debada Soomaliland Ayaa si Adag waxa uu uga Hadlay dagaalada ka Dhacay magaalada galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.

waxa Uu ku baaqay in nabad lagu soo dabaalo xaalka Magaalada galkacayo Ayna Xiligani muhim Ahayn dagaal ka Dhaca Deegaanadaasi sida Uu Sheegay.

In ka Badan 5 wasiir soomaliland Oo kusiijeeda magaalada nairobi Uuna Hogaaminayo xaglotoosiye Ayaa ka hor inaysan duulin ku baaqay in nabad lagu dhameeyo dagaalka.

waa markii Ugu horeyey soomaliland ka Hadasho dhibaatada Galakayo ka Dhacday iyagoona dhinmacyada Baaq u Diray.

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:14 pm
by LobsterUnit
War dadkani madaxweyne badana.

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:31 pm
by AbdiWahab252
Fat Boy saved PL.

Ahmed Madoobe is there just to collect some money from Gaas

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:34 pm
by CaliQase
Bes waaye hadduuba Shariif Sakiin imaaday. Dagaalkii wuu dhamaaday. :stylin:

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:35 pm
by BlueBlood
CaliQase wrote:Bes waaye hadduuba Shariif Sakiin imaaday. Dagaalkii wuu dhamaaday. :stylin:
why?

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:37 pm
by smooth
http://mudug24.net/2015/11/29/daawo-saw ... a-gurayoa/

Galmudug forces were picking up their rotting dead corpses they ran away from in Northern Gaalkacyo, tonight shariif sakiin is sleeping in 5* hotel along with several ministers, images to graphic to post here


http://i1.wp.com/hobyomedia.com/wp-cont ... =960%2C720


http://i2.wp.com/hobyomedia.com/wp-cont ... =960%2C720

http://i0.wp.com/hobyomedia.com/wp-cont ... =960%2C720

http://i1.wp.com/hobyomedia.com/wp-cont ... =960%2C720

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 12:45 pm
by CaliQase
BlueBlood wrote:
CaliQase wrote:Bes waaye hadduuba Shariif Sakiin imaaday. Dagaalkii wuu dhamaaday. :stylin:
why?
The guy is nothing like other politicians wlh. I don't know what words to describe him!

Re: Somali PM Omar Sharmarke, Jubbaland & Southwest State Leaders All Rush To Puntland To Save What Is Left Of Galmudug.

Posted: Sun Nov 29, 2015 2:33 pm
by KyrieJama
Knet Cantarbaqashka iyo baq baq ah jooji, oo jaarkaaga si nabad oo cadaalad leh ula noolo.

Keligay baa nolaanaya socon mayso.

:ufdup: