Page 1 of 1

Documentary ka hadlaya wadooyinka Somaliland

Posted: Sat Dec 12, 2015 6:55 am
by Almis87
short documentary Dilla - Kalabeydh


short documentary Hamaas - Berbera



Documentary ka hadlaaya wadyinkii la dhisay ama imika gacanta lagu hayo intii xukuumada siilaayo qabatay xilka

Dilla - Borame 30km oo 10km oo ka mid ah bulshada reer awdal laga soo u
Dilla - Kala Baydh 19km oo dhismaheedu wali socdo.
Togwajaale - Kalabaeydh 19km oo dhismaheeda la so gabagabeeyay
Hargeisa - Berbera 157 oo dayactir ama dib u dhis lagu sameeyay
Berbera - sheekh 71 oo imika socota iyada meelaha u baahan dayactir sida bridge'ka hudisa.
Ceerigaabo kudhawaad 400km wuu socdaa