Abgal want district based Parliament selection not 4.5
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Abgal want district based Parliament selection not 4.5
Hay’adda NISA oo weerartay kulan ay lahaayeen siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Mudulood
by admin | Monday, Dec 14, 2015 | 12 views
Kaddib kulan ballaaran oo maanta ka dhacay Hotelka City Palace ayaa siweyn looga soo horjeesatay mowqifka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ee ah in 4.5 lagu soo xulo baarlamaanka soo socda.
Siyaasiyiinta kulanka ka qeyb-gashay oo intooda badan miisan culus ku dhax-leh beesha, ayaa waxaa ka mid ahaa Prof Cali Max’ed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle, kuwaa oo ku tilmaamay nidaamka 4.5 mid xaaraan ah, islamarkaana beesha aqbali doonin in Soomaali mar kale dowlad loogu soo dhiso.
Waxaa siddoo kale kulanka joogay oo ka qeyb-gallay ilaa siddeed xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,IMG_A4D62D-C675AD-9F1521-DA67E8-1B1098-223349 kuwaa oo shegay in habka saami qeybsiga 4.5 yahay mid sharci darro, loogana baahan yahay shacabka Soomaaliyeed in ay ka hortagaan.
Laakiin intii uu kulanka socda ayaa waxaa hotelka City Palace yimid oo soo gaaray ciidammo aad u hubeysan oo uu horkacayay taliyaha hay’adda nabad-sugida Qaranka C/raxmaan Tuur-yare.
Ciidammada ayaa markiiba abaaray dhamaanba hay’addaha warbaahinta goobta jooga oo laga urursaday Kamiradii ay ku duubayeen kulanka, iyaga oo lagu amray in ay goobta isaga tagaan.
Mar kaliya waxaa hotelka is qabsaday buuq sawaxan iyo waliba is qab qabsi dhaxmaray ka qeyb-gallayaasha fadhiga iyo saraakiisha hay’addaha nabad-sugida goobta tagay.
Siyasiyiintii kulanka ka hadashay ayaa waxaa ay sheegeen in Xassan Sheekh Max’uud looga baahan yahay in uu banneeyo kursiga, madaama sidda ay hadalka u dhigeen uu ku fashilmay howlihii loo igmaday dalkana uu u horseeday dagaallo iyo colaado sokeeye.
Kulanka maanta ka dhacay hotelka City Palace ayaa dhabar jab ku ah madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud oo olale xoog leh ugu jira in mar kale lagu soo dhiso dowladda nidaamka 4.5.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
Mashallah. Tolka cadaalad waa lagu yaqaan. Allow dhowr 
Ps. My God the desperation of HSM and his damjadiid cronies is astonishing.

Ps. My God the desperation of HSM and his damjadiid cronies is astonishing.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
beesha Mudulood has over 15 districtsWarsheekh wrote:Mashallah. Tolka cadaalad waa lagu yaqaan. Allow dhowr
Ps. My God the desperation of HSM and his damjadiid cronies is astonishing.

- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5

Abgaal are one of the clans hardest punished by 4.5, it makes no sense for them to support this xaram system. They can get seats from Mudug until shabeelaha hoose.
-
- Posts: 27
- Joined: Fri Nov 06, 2015 9:36 am
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
This is very bad move from for them, 4.5 is a bad system, but district based is much worse, beesha mudulood have degmo's that have 4x the population of many similar sized degmo's in Bintland but they will have the same voting rights, to make matters worse you have several tribes that are claiming degmo's like Ogaden that only live Afmadoow but claim whole juba, Puntland is claiming 9 Gobals (2 from Somaliland, 1 Galmudug, and 4 they made up themselves) The minorities will be devastated the hardest they will have nothing, all their degmo's are claimed by others
Anyway this will never happen, al-shabab occupy a lot of degmo's, ISIS occupy degmo too. The ideal situation would be 1 men 1 vote but until then the system should be adapted to 5.0 and give the minorities equal share rather then 0.5, until full population count can be done and the 1 man 1 vote achieved.
Anyway this will never happen, al-shabab occupy a lot of degmo's, ISIS occupy degmo too. The ideal situation would be 1 men 1 vote but until then the system should be adapted to 5.0 and give the minorities equal share rather then 0.5, until full population count can be done and the 1 man 1 vote achieved.
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
District based selection will open a new can of worms. 4.5 is not perfect but its the best system we can afford at this point.
- Halmog
- SomaliNetizen
- Posts: 908
- Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
- Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
District based or primitive 4.5 or whatever, it will all fail. It's a failed country period
Smooth, negro what gobol of galnusmudug do we claim?

Smooth, negro what gobol of galnusmudug do we claim?

Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
Your a young person, I don't think you even realize puntland claims 9 Gobals and 92 Degmo's in their dastuur,while the only Gobals you have is Bari and Nugaal (2)Halmog wrote: Smooth, negro what gobol of galnusmudug do we claim?
As for Mudug you only majority in Jaariban, if you divide mudug in 5, MJ only live in 1/5, its mute having this discussion with you as you don't really know the place like most of your kinfolk, if you have any spine explain to me why you claim 9 Gobals (4 you made up, 2 somaliland and mudug which you live 1/5 off) , explain why you have 92 Degmo's in your dastuur while siyad berre had the whole of Somalia as 92, explain why every other maamul gobal got 150 representatives and you brought 600
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
How about people getting seats based on talent, experience and qualifications?
I'm sorry, I've just realised I was talking to braindead apes not civilised human beings.
As you were.
I'm sorry, I've just realised I was talking to braindead apes not civilised human beings.
As you were.
- Halmog
- SomaliNetizen
- Posts: 908
- Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
- Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5

Galdogob, Jariban and majority of GLK district waa PL. No amount of whining online from a cuqdad filled nigga can change that.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
Why you need Western style electons when you have a reasonably fair , minority/women freindly and security risk free system like 4.5 ? dadkan maxaa ka khaldan !
We kill tens if not hundreds every time we are holding elections in Somaliland although we are reletively peacefull. imagine holding district based elections under the nose of alshababaab it can be a major disaster. abolising the 4.5 formula and adopting Direct foreign style Elections will increase
1. security problems
2. widespread inequality against minority clans and women political rights.
3. Big shift between the number of MPs from the Major clans. Some will get more seats and many will loose more. That will cause a national political instability .

The majerteenia fitnah of Somalia is pushing for this using the "darood" card, its not possible anyway, ISIS has a degmo, Shabab has a tonne of them, Afweyene deliberately created 92 Degmo's to suit them, some of them literally 30KM between them in their lands, they see it as their only way to stand a chance at the throne.theyuusuf143 wrote:Why you need Western style electons when you have a reasonably fair , minority/women freindly and security risk free system like 4.5 ? dadkan maxaa ka khaldan !
Last edited by smooth on Mon Dec 14, 2015 6:30 pm, edited 4 times in total.
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: Abgal want district based Parliament selection not 4.5
professor Gedi will help puntland to establish a district based election and in return we will help him succeed qoslaaye-for-no-reason-in-particular..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 51 Replies
- 4465 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 2 Replies
- 271 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 45 Replies
- 3041 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 6 Replies
- 1081 Views
-
Last post by jamal9
-
- 1 Replies
- 495 Views
-
Last post by thegoodshepherd
-
- 1 Replies
- 497 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 2 Replies
- 963 Views
-
Last post by Regina George
-
- 0 Replies
- 1114 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 26 Replies
- 3230 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 5 Replies
- 2057 Views
-
Last post by Ducaysane_87