Page 1 of 3
AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 2:28 pm
by TheLoFather
Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay, dadkuna dhamaan ima ixtiraamaan. Markay I arkaan way iga baydhaan iyaga oo muujinaya takoor iyo weji adag oo cabsi kujirto, marka lagu daro kuwa ehelkayga ah ee iigu dhaw. Way ijidhdiidaan dadku marba-marka ka dambaysana waan ka fiiga oo ka cararaa meesha ay joogaan. Ima karto cadceedu iyo gaajadu, kama hoydo dhaxanta balse jidhkaygu wuu dareemayaa. Qalbigu wuu ooyayaa, waxaan la noolahay bulsho damiirka iyo ruuxda ka dhimatay. Naxariisna aan siin dadka liita.
Waxaan naafo ka ahay qalbiga iyo maskaxda oo ah xubnaha ugu xun ee qof bini’aadam ahi kanaafoobo. Dawlada iyo dadweynuhu ima daryeelaan. Waxaa dhacda marmarka qaar in aan meydkayga la’aasin oo ay dugaagu cunaan, laakiinse waxaan leeyahay xaqa qofkasta oo bini’aadam ahi leeyahay, waan waalanahay laakiin waan bogsan karaa. Dhamaan dadka waalanina waxay kamidyihiin bulshada. Hadii ladaweyn lahaa qaybay ka noqon lahaayeen hormarka iyo waxtarka bulshada.mas’uuliyada dadka waalani waxay saarantahay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horayso dawladda iyo culimadu
“WAAN BOGSAN KARAA!!” AISHA MOHAMED ABDIRAHMAAN
By:Aisha Mohamed Abdirahmaan
Email:
nawaalmaxamed@hotmail.com
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 2:58 pm
by MujahidAishah
Inadeer xaska ha igu diiriin huuno, markay warqad ku siiyo baan buukan iyo boogseen iyo boog la dhayliin isku maweelin doona huuno.

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 3:06 pm
by TheLoFather
^

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 3:09 pm
by TheLoFather
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 3:29 pm
by MujahidAishah
Haa huuno 100 lo maa iga bixiin
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Tue Dec 15, 2015 6:13 pm
by TheLoFather
MujahidAishah wrote:Haa huuno 100 lo maa iga bixiin
Lol
Walaahi this Aisha girl is so graceful, beautiful and very intelligent.
She is advocating for the plight of the psychologically challenged people to be religious and political issue so that dadka wax u dhimanyihiin loo caawiyo oo sharaftooda la ilaaliyo ileen iyaku sidaa iska meey dhigin e oo ilaahey baa gartey oo ku imtixaamaya kuwa dareenka fayoob maaha!
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 1:09 am
by Siciid85
MujahidAishah wrote:Inadeer xaska ha igu diiriin huuno, markay warqad ku siiyo baan buukan iyo boogseen iyo boog la dhayliin isku maweelin doona huuno.

Wtf is this shit? Af Somaliga aad soo qortay, lama fahmayo.
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 1:40 am
by JSL3000
...
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 1:58 am
by JSL3000
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 3:53 am
by MujahidAishah
LoDoon wrote:MujahidAishah wrote:Haa huuno 100 lo maa iga bixiin
Lol
Walaahi this Aisha girl is so graceful, beautiful and very intelligent.
She is advocating for the plight of the psychologically challenged people to be religious and political issue so that dadka wax u dhimanyihiin loo caawiyo oo sharaftooda la ilaaliyo ileen iyaku sidaa iska meey dhigin e oo ilaahey baa gartey oo ku imtixaamaya kuwa dareenka fayoob maaha!
Mashallah she's doing a good job

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 3:54 am
by MujahidAishah
Siciid85 wrote:MujahidAishah wrote:Inadeer xaska ha igu diiriin huuno, markay warqad ku siiyo baan buukan iyo boogseen iyo boog la dhayliin isku maweelin doona huuno.

Wtf is this shit? Af Somaliga aad soo qortay, lama fahmayo.
That's the whole point its for Lodoon only

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 5:04 am
by Siciid85
Excuses. I think you just suck at writing Af Soomaali.
Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 5:14 am
by MujahidAishah
Siciid85 wrote:Excuses. I think you just suck at writing Af Soomaali.

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 5:16 am
by MujahidAishah
GubanOgoJSL wrote:

Re: AISHAH: Waan kabo la’ahay, waan qaawanahay, waan gaajaysanahay. ...
Posted: Wed Dec 16, 2015 5:18 am
by JSL3000