Wallahi ruuxii qaldaan idin baxshey faylasuuf buu ahaa
Bal hada qaldaankaan yaa la haysta? Maxaa kaa galay waxaan ahay iyi waxaan noqonayo? Ma adigaa SFG matala?? Ma mawduucaa somaliwayn ah?
Aniga waa ka soo horjeedaa inaad nagu soo biirtaan waxaana dhahaa kurdistan ha loo aqoonsado waayo somali oo dhan wax confusion dhinac kaste kaga jiro waa adinka
Wax ethiopia la yiraahdo lagama ogala baladweyne.....masuul maamulka ka mid ah ayaa yiri waan galaynaq gudaha ethipia hadii ay liyu policeka tuulo hebel soo galay ay ku cararaan!
Xataa somaliland ma dhihi karto saas....ethiopia buuhoodle way gashey, awdal bay 2010 kii gashey idin la, aan mar ay ONLF xeebta ka soo dagtey!
Mukhaabaraadka ethiopia ee sl jooga lama xisaabin karo
Xataa SFG da, wasiirada waqooyiga waxey keensadeed staff reerahooda ah..waxaa loo yaqaan double agent (ethiopia and SL) ileen waa dad itoobiya tababartey!
Niyahow ha nagu mashquulin...ethiopia waad caabudaa waana arkey waxaad mareja forum ka sheegtid inaad somalida ka duwantihiin...orodoo aqoonsi ka hel!
Anaga ethiopia xoog bay nagu qabsatey, cid rabta ma jirto...yar idaacada kacayn jiray bay masaajid ku dhex dileen waxaana waxaa xal u ah inaan ciidan dhisano kadibna ciisaa bi deen muusaa bi deen isma naqaan!
Ethiopia magaalada uma dhawa waxay saarantahay buuraha, waxaa ka sukeeya djibouti oo airporka base ku leh...10km
Ethiooia si security ah bay meel buur ah u degantahay oo ku ag taal wadada itoobiya aada since 2012
Videoga aad keentay waa 2014 markii ay amisom ku biirayeen ooo la keenay xerada jiboutianka oo airprtka ku dhegan si ay ula kulmaan wafuud amisom ah waana noqdeen
http://www.raxanreeb.com/2014/03/somali ... beledweyn/
Xerada djiboutianka
https://www.google.co.uk/url?sa=t&sourc ... cGnIhw6NfA
Djibouti waxay noo sameeysay ciidan professional ah oo madaafiicda ridi kara, miinooyinka baari kara magaaladana kaligiis baa ku filan: waa 3000 oo degan xerada lama galaay
https://m.facebook.com/l.php?u=https%3A ... pys86A&s=1
Xildhibaankaan markaste ayuu magaalada tagaa waana kan caynaya itoobiya....barkee ma joogto! 3:20
https://youtu.be/LHjSn_lJE-0