Horta dadka beledweyne waa dad nabada jecel, waa magaaladii ugu danbaysay ee koonfurta ee al shabaab qabsato 2010...mudo sanad ka badan waxaa ka jiray maamulka kaliya ee dawlada taageersan ayadoon itoobiya iyo amisom midna joogin xili sh sharif uu wadada maka al mukarama bas ka haystey xamar ayuu tagi jiray beledweyne
Taasna waxay u daliil tahay dhibku inuu koonfur nooga yimid!
Waxaa jiray maamul ay itoobiya garabsiisay tan iyo 2011
Laga bilaabo 2012 waxuu gobolku nasiib u yeeshay ina tagto djibouti hiilwalaal, itoobiya waa laga saarey magaalada waxayna base ku leeyihiin meel 20km ka fog oo buur ah
Djibouti waxay base ku leedahay airportka oo ku yaala banaanka magaalada
Hadaba daily maalmeedka magaalada waxaa dabara maamulka oo taageero wayn ka helay shacabka gobolka, ciidamada hiil walaal oo waxbo kama helo xamar
Masalan ciidanka ayagaa is dabara....waxay haystaan qalab xoogaan oo djibouti ugu deeqdey marka dadka ayey beeraha u falaan saasna lacag ku helaan
Xoogaa ay ka helaan dhinaca canshuurta iyo raashinka ooy hiilwalaal la qaybsadaan inkastoo raashinku gobolka iska buuxo.. hadii aysan ahaan laheen shacabka oo dawladnima jecel ma aysan sii jireen saa darteed ayagaa chance walbe la siiyaa sida dhismaha jidadka beeraha iyo tuulooyinka aada
Ciidanku wuxuu leeyahay qalab xoogan siga tankiyada gaashaaman, american humveees, booyado, gaadiidka..hada ka hor ayaan soo dhigay laskiin hada waa tirtirmeen mar ayaan meeshii kala soo bixi doonaa inshallah
Saraakiisha sar sare

ciidanka


Ciidamo shahaadooyin ku qaatey baarista miinooyinka, isticmaalka agabyada ciidan sida taararka


















