President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by THE_TRUTH1 »

Halka lagu qabanayo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu dhawaaqay
by mahad | Sunday, Dec 20, 2015 | 5011 views

December 20 (Jowhar)— Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu dhawaaqay in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Sidoo kale wareegtada ayaa lagu sheegay in magaalo madaxda Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe ay noqoneyso degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu tixgeliyay dareenka shacabka, isla markaana dhageystay soo jeedinta odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda labada gobol.

Hadaba Wareegtada ayaa u qorneyd sidan:-

XEER MADAXWEYNE LR. 86 TAARIIKH: 19/12/2015

MAGACAABIS CAASIMAD GOBALEEDKA MAAMULKA KMG AH EE HIIRAAN IYO SHABBEELLADA DHEXE

MADAXWAYNAHA J.F.S

Markuu Arkay : Qodobka 87aad, Xarafka ‘C’, Qodobka 90aad, Xarafka ‘K’ iyo 99aad, Xarafka ‘G’ ee
Dastuurka J.F.S.

Markuu Arkay : SharciLr. 116 ee soo baxay Ogosto 6, 2013 kuna saabsan sharciga maamullada Degmooyinka iyo Goballadadalka

Markuu Tixgaliyey :Dareenka dadweynaha iyo Soo jeedinta odoyaasha Dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeedo Ee Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Markuu Garwaaqsaday: in ay lagama maarmaan tahay ilaalinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed iyo Xallinta khilaafaadyada iyo in ay jirto baahi loo qabo dhisidda Maamullada Gobollada Iyo Degmooyinka dalkasi ay u dhisman Dowlad- goboleedyo Dastuurka waafaqsan

WAXA UU SOO SAARAY XEERKAAN:

Qodobka 1aad

Waxauu Madaxwaynaha J.F.S ansixiyay laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2015 in Magaalada Buulaburde oo ka mid ah degmooyinka Gobalka Hiiraan ay noqoto Caasimadda Maamulka KMG ah ee Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay yeelanayaan.

Qodobka 2aad

Magaalada Jowhar oo ah magaalo madaxda Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa noqoneysa MADASHA marti-galineysa shirka maamul-dhisashada Goballada Hiiraan iyo ShabeelladaDhexe.

Qodobka 3aad

Sagaashan (90) cisho gudahood buu maamulka cusub ee Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe dhistaan ugu guuri doonaa magaalo madaxda maamulka oo ah Buuleburde.

Qodobka 4aad

Waxa uu Xeerkaan dhaqan gelayaa marka uu Madaxwaynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabici doonaa Faafinta Rasmiga ah Dowladda JFS.

MUQDISHO: 19/12/2015

Madaxweynaha J.F.S

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by THE_TRUTH1 »

Image
https://youtu.be/P4IONjDgfhQ
https://youtu.be/CJ0_3ccSYlM
buula burde daawasho wacan

Galmudug state - Hiiraan and shabelle dhex state - Banadir state - Southwet state - Juballand state

South somalia will NO longer be safe haven for terrorist - - :stylin:

each state can fight alshabaab alone with help of the Fed Gov Forces :clap:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by sahal80 »

Fuck off falsehood

Take buulaay out of your dirty mooryaan mouth!

you will be killed on soght if you go to buloburde you know that!

enjoy xamar until your deportation to your dhagaxland!

Fckining nacalad!

Itoobiyaa burburaysa mustaxil baan ku darsan doonaa...southwest ayaa power sharegaeynayanaa

Baydhabaana caasimada noqon

fuck off qurunka xamar
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by Django »

:dj: :stylin:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by MarsinQorahay »

sahal80 wrote:Fuck off falsehood

Take buulaay out of your dirty mooryaan mouth!

you will be killed on soght if you go to buloburde you know that!

enjoy xamar until your deportation to your dhagaxland!

Fckining nacalad!

Itoobiyaa burburaysa mustaxil baan ku darsan doonaa...southwest ayaa power sharegaeynayanaa

Baydhabaana caasimada noqon

fuck off qurunka xamar
:lol: mustaxiil maxaa kaa galay xawaadlow, miyaadaan ogayn inay ka mid noqondoonto jaamuriyada cusub ee somali galbeed? mise waxaad rabtaa liyu police oo marlabaad madaxa idinka toogtaan?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by theyuusuf143 »

sahal80 wrote:Fuck off falsehood

Take buulaay out of your dirty mooryaan mouth!

you will be killed on soght if you go to buloburde you know that!

enjoy xamar until your deportation to your dhagaxland!

Fckining nacalad!

Itoobiyaa burburaysa mustaxil baan ku darsan doonaa...southwest ayaa power sharegaeynayanaa

Baydhabaana caasimada noqon

fuck off qurunka xamar

what happened to the great wanlaweyn political analyst . even a qaldaan like me predicted and recommended that buulo burde should be the capital city. I even predicted the name of the region will be hirshabeel. I wrote this 4 months ago check it out. http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=368243
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by AwRastaale »

theyuusuf143 wrote:

You were ahead of our Beerlula resident who became very angry individual in recent weeks.

He should stop crying and embrace his AMISOM brothers.
The truth is even Hawiye do not want to live under Hawiye outlaw "rule". That is even if we can call it a rule because Hawiye is unruling society.

So I don't really blame Sahal for running from them but he forgets he is one of them.

You delivered very good lesson theYuusuf.

Let's pray Sahal takes control of his emotions.

Personally I like to see Hiiraan standing solo because Hawadle always stood on its own.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by sahal80 »

theyuusuf143 wrote:
sahal80 wrote:Fuck off falsehood

Take buulaay out of your dirty mooryaan mouth!

you will be killed on soght if you go to buloburde you know that!

enjoy xamar until your deportation to your dhagaxland!

Fckining nacalad!

Itoobiyaa burburaysa mustaxil baan ku darsan doonaa...southwest ayaa power sharegaeynayanaa

Baydhabaana caasimada noqon

fuck off qurunka xamar

what happened to the great wanlaweyn political analyst . even a qaldaan like me predicted and recommended that buulo burde should be the capital city. I even predicted the name of the region will be hirshabeel. I wrote this 4 months ago check it out. http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=368243
kkkkk buloburde ss a federal capital qofkii ugu horeeyay oo mediaha iyo snet soo galiyay waa aniga....mar hore around april....hiirshabelle is my term....ma fadhiyo meel markaan jaanis helo baan soo galin threadyadaydii qadiimiga ahaa.

Reer qaldaan sheekadan ma fahmi kartaan waa siyaasada hoose. aniga waxaan diidanahay waa HG iyo ethiopian minority ma aha abgaalka. Abgaal hadey ahaan lahaayeen srltrong enough like us waxaan waala kala tuuri lahaa

Sheekada buuloburde waxaa keenay anaga iyo ex pm geedi.....sidaan waa isku fahmi karnaa laakiin HG interior, xaliimo yareey oo laga dhigay madaxa gudiga federalka somalia ayaa waxasn ku jira marka dawr abgaal lamavogala...anaga governorkena waa ka horyimid halka kooda was a pssy..

Hada waxasn soo jeedinay in farsamada laga boodo oo labada maamul goaamiyaan meesha shirku ka dhacayo

Xassan bacaac rooxaan HG iyo sheekhal bas ka dhex hadleysa

Xaliimo yareey galmudug waxay uga danbayn jirtey ahmer diiriye iyo xaad

Waa ahmed diiriye ninka u gooyay mx kuraasta fiican siyaasad ahaan anagana hal nin nooguma jiro

Midna ogoow madaxwaynaha waa goodax, anagu waxaan diidanahay waa HG iyo ethiopianka kuraasta lagu taxay abgaal iyo hawadlana la afduubo

Ee madiidanin abgaal-hawadle powersharing
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by theyuusuf143 »

Sahal

Who is xaliimo yar? I thought you were against the presidential decree. besides. the name I recommended was Hirshabeel not hiirshabelle. the first is easy to pronounce and it has new meaning. We will see which version the state will take next conference.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by AbkoowDhiblaawe »

:dead: sahal wuu isku buuqay. So emotional ina lilahi. :lol:
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by THE_TRUTH1 »

Hassan shiekh Has solved main Issue Unilaterally to end delays and scuffles Congrats that was brave decision

Image

Gudoomiyaha degmada Buulobarde mudane C/casiis Cabdullaahi Cabdi Duuroow oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Buulaay ay aad u soo dhaweeynayaan in Buulo Barde ay noqoto caasimadda maamulka gobollada Hiiraan Sh/Dhexe

1. Capital city and location of the conference main obstacle to formation of Hiiraan & shabelle dhex state are done :clap:

Image
Image
Waxaan soo dhoweynayaa go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ku gaaray in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ay marti geliso shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waa ku faraxsanahay, wuxuu ahaa go’aan geesinimo leh, shacabka gobolkana aad ayay ugu riyaaqeen”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe.
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by GeoSeven »

Hiiraan and Middle Shabelle will accommodate one another. They must :up:
nerdfresh
Posts: 203
Joined: Tue Jul 03, 2012 4:57 pm
Location: haafada

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by nerdfresh »

Bulobarde is Gugundhabe majority (jijeele, badicade, murule from Kenya and gaaljecel). Some Hawadle live there but they are maybe 25%.

Hawadle is powerless in bulobarde, as they are in jalalaqsi and Western beledweyne. Their militas can only enter with amisom troops. They were defeated time and again by Gugundhabe alshabab. Then they called daddy amisom. Hawadle ruined the peace and stability in Hiiraan created by Gugundhabe

Sahal is from langaab clan Abdi Yusuf of hawaadle wallahi he has no land in Hiiraan he lives in town called doolow in gedo and few tuulo in shabelle living with d&m so how can he tell the op of the thread he can't step foot in Hiiraan when sahal never stepped foot in Hiiraan and when ali madaxweyne told him he can't enter? Wallahi Abdi Yusuf Hawadle doesn't have even one xaafad in hiiraan or even one block of houses they are scattered around Somalia like Gypsies. sahal is not reer Hiiraan and never was stop acting like your from Hiiraan.

Wallahi o bilahi o tallahi sahals sub clan doesn't have one xaafad in the entire hiiraan. he is a phony.

Sahal is jubbalander and from Southwest state he can pick which one he wants to represent and claim. The choice is his since he is from tiny gypsy Abdi Yusuf clan scattered around. When sahal goes to Somalia he goes to Xamar or Marehan or Bantu land he has no real home wallahi he has no house or Abdi yusuf family to go to in hiiraan.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: President Hassan sheikh nominates Buuleburde capital city of Hiiraan iyo Sh/Dhexe conference in Jowhar

Post by AwRastaale »

It looks like a case of Sahal Vs Hawiye. He despises the HG because he knows unlike Abgaal, HG can enter Hiiraan physically. Abgaal are not adoptable to central regions. They will not be able to handle so many armed groups in one spot.

Sahal is proposing that Hawadle side with DM or the Nation of Maay (NoM) but at the moment DM have no visionary leader to understand such game. They have two dummies and they both side under Cullusow (Jawar is just pretender of Parliament leader but really he is directly under Cullusow).

So now is not the time to ally with DM.

Hawadle have to keep the Ethiopian army in Hiiraan and use that to limit Mogadishu influence and invasion from HG.

Meanwhile Beledweyne should build an airport if they don't have one and focus on exporting its agricultural produce to Somaliland and Djibouti.

I know already SL imports some veggies and fruits from Hiiraan but the trucks take days if not weeks.

Image

Image

Image

Image

I personally support Hiiraan being on its own and regional bodies should understand the need for Hiiraan to remain solo semi-autonomous state. Upper Shabelle should be added to Southwestern State with Baidao as the capital. Hiiraan is not only a region that borders Ethiopia but it is where the Shabelle enters Somalia. Once the river is dammed, Hiiraan could be offered incentives including a dam on the border similar to the current Abay Dam (much much smaller) along the Sudanese border to counter Mogadishu protest.

Image

The Haud
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”