Deegaan lagu magacaabo Dabataag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaarsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano.
Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda.
Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa VOA u sheegay in wiilkiisu uu dhaawicii gorwacaasi ka soo gaaray ugu dhintay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.
Maxamuud waxa uu sheegay in Baadi goob ay ku jiraan dadka deegaanka sidii loo soo heli lahaa qofkii ka dambeeyey falkan.
Falkan ayaa ka naxay dadka ku nool deegaanka Dabataag oo ah deegaan ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah, waana markii ugu horeysay oo fal noocan oo kale ah uu ka dhaco deegaankaas.
3yr old beheaded in Sool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 478 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 4 Replies
- 588 Views
-
Last post by zingii
-
- 23 Replies
- 17963 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 10 Replies
- 909 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 763 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 59 Replies
- 36234 Views
-
Last post by Shilka Jr.
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by Daanyeer