Page 1 of 1

isbadal durba laga dareemayo amniga beledweyne sidii gudoomiyaha cusub

Posted: Sun Dec 27, 2015 2:56 pm
by sahal80
Wali dadka xaafada hawlwadaag ee beledweyne w axay ka soo adeegtaan xaafad galbeedka ah oola daris ah waa buundoweyn

Suuqa huriwaa ee ay iska xireen naftirkiisa waxaa dhisay dabageed ka hor 2006kii!

Kuwaa leh you can't open the market until the other side accepts our conditions!

Kuwana waxey leeyihiin condition laaan fura...

Hada ciidamo khaas ah baa lagu wareejin amniga xaafada oo labadoodaba ka madax banaan wax hub ahna waa ka mamnuuc


http://shabellenews.com/?p=21001

http://jidbaale.com/2015/12/ciidamo-rax ... um=twitter

http://news.ceelmacaan.com/4300-2/

http://news.ceelmacaan.com/4251-2/


Gudoomiyaha oo saraakiisha ciidamada amar siinaya
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57029ABE