Page 1 of 1

lagu kala guur

Posted: Thu Jan 07, 2016 5:06 pm
by metamorphosis
meeshani yaa u hadhay horta? Umad cusub oo wada khafiifsan iyo kuweni hore qaybtii wax faaido ah laga filan jirin baa isa soo hor fariistay. :lol: Kolkaan maago yara eeg waxaad arki topic dhawr maalmood pageka 1waad sarnaa. imisaad tihin horta...10 magadhaan? :lol: :Heh:

At last something came out of wayaa's refusal to take control and hold his MODs accountable. This place has not been the same since lamagoodle and lejusticier behaved like little children. Waryaa your site is headed for the down under to join somalilife which by the way was dead because of a stupid mod...same reason as here. Good luck and if you make a come back which I doubt you will...make sure to listen when the people complain. intaa yar cajiska iskaga saara. :stylin:

Re: lagu kala guur

Posted: Thu Jan 07, 2016 8:04 pm
by MarsinQorahay
Alaa waa baqtigii, war xageed ka dhacday langaabyahow

Re: lagu kala guur

Posted: Thu Jan 07, 2016 8:12 pm
by SahanGalbeed
Asalaama caleekum maxa ku diiday ? :lol:

Re: lagu kala guur

Posted: Thu Jan 07, 2016 10:06 pm
by gegiroor
:lol:

Meta, meeshaan 10 qof majoogto.

Re: lagu kala guur

Posted: Fri Jan 08, 2016 1:11 am
by MujahidAishah
MarsinQorahay wrote:Alaa waa baqtigii, war xageed ka dhacday langaabyahow
Image