Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Moderator: Moderators
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Janaral Gabre Somaliland Puntland ayaa uga dhow inay ka Go’do Soomaaliya.
Published on January 9, 2016 by og · No Comments
Janaraalka Gacanta kuhaya Hogaanka siyaasada ee dalka Soomaaliya oo khudbad kajeedinayay xaflad balaadhan oo xalay lagu qabtay magaalada Bosaso, laguna xusayay sanad Guurada 2-aad ee kasoo wareegtay madaxwaynenimada Gaas, ayaa goobtii kasheegay hadal dad badan layaab kunoqday.
Marka laga hadlayo siyaasada, maamul wanaaga, Kobaca dhaqaalaha, iyo Horumarka Puntland waa Hormuudka Soomaaliya, waxaana markhaati u ah Guulaha dhan kaste ah ee maamulku gaadhay tan iyo intii ladhisay” ayuu yidhi Gebre oo intaa kudaray hadii uu jiro maamul Somaaliya katirsan oo gooni isu taagi kara inuu kaasi yahay Puntland ee uusan ahayn Somaliland sida uu hadalka u dhigay.
Janaraal Gabre ayaa carabka ku adkeeyay in Somaliland ay gu’itaan uga dhow dahay Puntland balse ay kadooratay Somalinimo, waxaana uu ku amaanay Hogaamidii kala duwanaa ee Puntland inay yihiin kuwa horseeday dawlada Federalka ah ee maanta jirta.
Hadalka Jananka oo meel kadhac ku ah Qaranimada iyo sharafka Ummada Soomaaliyeed ayay aad ugu sacbinayeen madaxda dawlada Federalka iyo kuwa maamulada kale kajoogay iyo siyaasiyiinta aan damiirka lahayn ee xaadira xaflad kaste.

Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
bit dissapointed tht he dares to mention independence for a particular region within a somali event held in the honour of unity in the presence of the so callef elite somali rulers...
on the other hand, puntlands international status is really damaging somalilands quest..
what does this say about somaliland-ethiopia relationship?
what does say about general gabre?
and above all what does this statement mean?
on the other hand, puntlands international status is really damaging somalilands quest..
what does this say about somaliland-ethiopia relationship?
what does say about general gabre?
and above all what does this statement mean?
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Wasn't this guy jailed? Mise sheekadaa been bay noqotay
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Siciid85 wrote:Wasn't this guy jailed? Mise sheekadaa been bay noqotay
miyaad aamintay sheekadaas..yaa xiri kara gabre, we dont even have the balls to expel him from our countryRe: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Are all MJ like you. Damn you guys are even more deluded then i though. Puntland can't be compared to somalilandwhitehartlane wrote:bit dissapointed tht he dares to mention independence for a particular region within a somali event held in the honour of unity in the presence of the so callef elite somali rulers...
on the other hand, puntlands international status is really damaging somalilands quest..
what does this say about somaliland-ethiopia relationship?
what does say about general gabre?
and above all what does this statement mean?
please stop comparing yourself to somaliland.
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Lol what a joke. No i didn't believe it. But it's funny.BlueBlood wrote:Siciid85 wrote:Wasn't this guy jailed? Mise sheekadaa been bay noqotaymiyaad aamintay sheekadaas..yaa xiri kara gabre, we dont even have the balls to expel him from our country
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
saciid, nobody invited this man, he invited himself and nearly arested gaas but then he was told this little overweight man is infact not a servant but the host of the event..
infact there was a 6 hour delay in the innaguration because initially insisted on cutting the rippon.
this guy is litterally unlimited...
infact there was a 6 hour delay in the innaguration because initially insisted on cutting the rippon.
this guy is litterally unlimited...
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
...tottenham hotspurs will take the fa cup, you heard it here first
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
This is all rubbish as usual.
Next week they will tell us another story about Gabre.
Wanlawein fear the man and everyday he is on their minds. They have nightmares about him and this is one of them.
PL telecast the whole opening ceremony and there was no such speech.
Why would he talk about independence when Cullusow is bear hugging Mr Burger?
Nacasnimada Wanlawein wa cajiib.

-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
From political point of view he is right. because if puntland declares its own independence today Somaliland will back them immediately followed by Jubaland and may be one more other state. thats the End of Somalia. there won't be any significant number of People defending Somalia nationhood. The reason That Somaliland is not recognised is because almost all other Somalis support Somalia verbally, We have no teammates willing to separate from Somalia. the more that verbal support decreases the more Somalia will get closer to disappear. I have not seen the clip but he is a visionary midget if he said that.
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
The opposite is more likely, the moment Puntland declares independence it will make a mockery of Somalia and the chances for Somaliland recognition will be -100% it currently stands at 0%, it will open the flood gates for so many other secessionists, especially in Ethiopia hence why privately they are fervently opposed to all of this and will make sure it never happenstheyuusuf143 wrote:From political point of view he is right. because if puntland declares its own independence today Somaliland will back them immediately followed by Jubaland
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
LOL Gabre Somaliland way ku adkaatay inuu tago oo iska dhex maro sida Koonfur iyo Puntland markaa waa hadal meel waayay, Puntland hadday horumar gaadhayso waaba la aqoonsan yahay oo waxay ka mid tahay wadan aqoonsi caalamiya haysta markaa excuse ba uma furna.
We know Puntland will not survive fortnight without being part of Somalia, Waxaad ku tiirsan tigiinba waa ka mid ahaanshaha Soomaaliya ee meel fadhiista faankiinii baa faan ka batee, Iminkana ma airport yar oo qaramada midoobay iyo Talyaanigu dhiseen ayaad waxan oo faataa dhuga u dhigaysaan?
Waa ileen wuxu caydh bay ahaayeen aan waligood runway asphalt ah.

LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
He nearly arrested gaas?r u focking serious?whitehartlane wrote:saciid, nobody invited this man, he invited himself and nearly arested gaas but then he was told this little overweight man is infact not a servant but the host of the event..
infact there was a 6 hour delay in the innaguration because initially insisted on cutting the rippon.
this guy is litterally unlimited...
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Who give s a fu,ck about this short monkey
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Ethiopia: puntland closer to independence than somaliland
Smooth,
TheYuusuf is correct. If PL declares independence from Mog that's actually good for SL for many reasons.
The IC will see that Mog has lost all Somali confidence and cannot rule anyone. They have no choice but to accept those that resemble more like a state.
SL can always find PL all alone and now sandwiched between two authorities. The modern Isaac, like myself, support keeping PL separate from Konfuur.
If Konfuur attacked her even we would fight for her in order to keep Mog limited to Konfuur and not in our yard.
Within PL it's best to support Ali Salebaan.
No Dhulos, no Warsan, and limit Mohamud Saleeban.
Right now what most of you don't know is that many Ali S. are not happy even during this airport event. All the airport jobs and funds were stolen from them.
I have intel in Bosaaso.
Some decrying from them last year about another issue. Socially and politically they are marginalised.
Also for Ethiopia in order to suffocate ONLF and break their backs for good by sealing arms and luckily funding hotspot. They break the camel's back.

JL is not that strategic for SL but the more Mog is isolated the better. JL is good for Kenya in terms of buffer zone, expanding NFD and the maritime border.Ujeedo: Baaq Kaso Baxay Beelaha Cali Saleebaan
Waxaa beelaha Cali Saleebaan kashireen ka qeyb gelida shirka lagu magacaabay dib u heshiisiin Puntland oo la iclaamiyey in uu mar dhow ka dhici doono Puntland. Beelaha Cali Saleebaan oo ka mid ah beelaha ugu facweyn Puntland, gaar ahaan gobolka Bari marki ay arkeen sida loo xulay ergada hordhaca ah ee gobol kasta laga xulay, beelaha Cali Saleebaan kuma aysan qancin kadib markey arkeen in mansabkey ku lahaayeen shirka aan la siin isla markaasna aysan u arkin xal in wakhtigan shir dib u heshiisiin la qabto iyadoo ay jiraan duruufo ka adag oo u baahan in si deg deg ah wax looga qabto, sida nabadgelyada, dhaqaalaha iyo wax kaqabadka arimaha bulshada.
Also for Ethiopia in order to suffocate ONLF and break their backs for good by sealing arms and luckily funding hotspot. They break the camel's back.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 792 Views
-
Last post by kkk47
-
- 1 Replies
- 564 Views
-
Last post by highclass
-
- 10 Replies
- 1439 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 23 Replies
- 1961 Views
-
Last post by original dervish
-
- 18 Replies
- 1613 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 2703 Views
-
Last post by Susu000
-
- 24 Replies
- 2223 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 719 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 13 Replies
- 1639 Views
-
Last post by grandpakhalif