
https://youtu.be/Za0LZ35K7Ig
Moderator: Moderators
Agreed. The deportation of unskilled Non-Somali foreigners I can support, but Somalis should not be touched.Siciid85 wrote:I don't support this. This sets a bad precedence
that is the dumbest thing i heard. To me those from somalia and those from Ethiopia are the same. They can come in legally.TheFuturist wrote:Agreed. The deportation of unskilled Non-Somali foreigners I can support, but Somalis should not be touched.Siciid85 wrote:I don't support this. This sets a bad precedence
waar ma isaaq ba ku wasayDR-YALAXOOW wrote:wax lala yaabo maaha in magaalo isaaqu maamulo uu yiraahdo qabiilada kale iiga baxa magaalada.. dadkaa ka yimid baydhabo waan hubaa haddii magaalada baydhabo la tago in laga helayo dad la tiro eg oo isaaaq ah oo ku nool baydhabo kuna heeysta ganacsi iyo nololba.
waxaan kula talinayaa soomalidaa ka timid koonfur galbeed somaliya inay dhulka isaaqa uga soo baxaan oo dhulalka kale soomaalida kale degto ama dhulkoodii koonfur galbeed ku laabtaan..
mogadishu, the hawiye have kicked out everyone and stolen their properties mr mooryanDR-YALAXOOW wrote:qaldaaan.. waligaa ma maqashay magaalo kale somaliyeed ee soomali kale tarxiileysa ?? waa maya .. kaliya waa dhulka qabiilkaaga isaaqa deggo
qabiilkaaga isaaqa waa lagu yaqanaan dhaqan xumadaas...hore ayaad foolxumadaas iyo wax ka sii foolxun u sameeyseen.. marka dadkaa ka yimid koonfur galbeed Somalia waa inay isaaqa dhulkooda uga baxaan si degdeg ah..