Somali Army Commander Visits Front Line getting ready to Attack alshabaab strong holds
Posted: Mon Jan 25, 2016 9:03 am
Abanduulaha Ciidanka XDS S/Guuto CaliBaashi Maxamed oo malmahaan ku sugnaa gobolka Shabellada Dhexe ayaa kormeer ku tagay degmooyin iyo tuuloyin hoos taga gobolka Shabellada Hoose , isagoo u kuurgalay xaaladda ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed ee howlgallada ka wado gobolka Sh/dhexe.

Wuxuu intaasi raaciyay abaanduulaha in taliska ciidanka xoogga dalka Soomaliyed uusan u ogolaan doonin cadowga inay joogan gudaha dalka, asago sheegay iney sii socon doonaan howlgallada, tan iyo inta dalka oo dhan laga sifeynayo maleeshiyaadka Shabaab.