Page 1 of 1

Hees Caadi Ahayn

Posted: Mon Feb 01, 2016 3:33 pm
by HooBariiska


:up:

Re: Hees Caadi Ahayn

Posted: Mon Feb 01, 2016 3:37 pm
by HooBariiska

Hadalkaagu waa ii malab dawo iyo dimir doocaanee
Muuqaal hilacsi daymada ishaad dareen hageesaa
Beerka iyo halboolaha habaal gacan ku heesaayee
Iga raac jacayl baa ihayee hinda iga baano

Re: Hees Caadi Ahayn

Posted: Mon Feb 01, 2016 4:25 pm
by Timiro1999
HooBariiska wrote:

Hadalkaagu waa ii malab dawo iyo dimir doocaanee
Muuqaal hilacsi daymada ishaad dareen hageesaa
Beerka iyo halboolaha habaal gacan ku heesaayee
Iga raac jacayl baa ihayee hinda iga baano
Yaa salaam Maxamed BK heesahiisu ma kala dhacaan.
:up: :sland: :heart:

Re: Hees Caadi Ahayn

Posted: Mon Feb 01, 2016 4:40 pm
by Inaayah8
BK :dj: