Page 1 of 1

Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Posted: Sun Feb 14, 2016 1:18 pm
by THE_TRUTH1
Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Image

Image

The lions are back former Somali airforce pilots


Febraayo 14 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas oo ay ka soo qayb-galeen Wasiiradda Gaashaandhiga, Cadaalada iyo dhamaan Hoggaanadda Ciidamada Qalabka sida.

Hadal uu Munaasibadaasi ka jeediyay Mudane Carteh wax uu ugu horayn mahadnaq iyo salaan u gudbiyay guud ahaan ciidamada qalabka sida gaar ahaana kuwa Cirka iyo qoysaskooda oo uu ILAAHAY uga baryay in sanadkan kiisa ay ku gaadhaan barwaaqo iyo nabadgalyo.

Ra’iisul W/ku-Xigeenku waxa uu ka hadlay muhiimada ay ciidamada Cirku u leeyihiin DFS iyo sida ay ugu baahan yihiin in la soo celiyo sumcadii iyo sharaftii ay hore u lahaayeen, waxaanu dhamaan u mahad caliyay saraakiishii ka soo qayb-qaatay halgankii Ciidamada Cirka, si gaar ah waxa u xusay haweenaydii ugu horeysay ee duuliye ciidamadda cirka ka noqotay Dhame Asli Calan-side.

“Waxaan ka xumaha in xaruntii Wasaradda Gaashaandhigga iyo xaruntii Ciidamadda Cirka ay sidan u burbur-san yihiin, waxaan idinka codsanayaa in la dhiso xaruntaas oo sanadka danbe ay sidan ka duwanaato, si loo xuso taariikhdii ay lahayd. Dalkan waxyaabaha uu u burburay wax ka mid ahaa cadaalad xumo iyo siyaasad xumo waxana muhiim ah in ay inaga go’onaato inaanay taariikh xumadaasi mar danbe inagu soo laabaan”.

Ciidanka Cirka ayaa la aas-aasay 1960kii iyagoo ka soo qayb-qaatay halgankii iyo horu-markii uu dalkani lahaa, waxaana si gaara loo xusi karaa kaalmadii ay ka gaysteen FATAHAADII dhacday 1962 iyo Abaartii daba-dheer ee 1974-kii.

Re: Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Posted: Sun Feb 14, 2016 1:27 pm
by THE_TRUTH1
Somali Air Force Cadets training in Turkey


Image
Image
Image


somalia will once again will conquer African airspace

:som: :up:

Re: Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Posted: Sun Feb 14, 2016 2:49 pm
by Strategic
we just want to conquer the somali airspace,somalia just need to secure its internal borders,excellent relationships with your neighbous.

Re: Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Posted: Mon Feb 15, 2016 9:38 am
by zidane88
Oh my God! having seen his picture and name The deputy PM had been my colleague in KSA. :o

Re: Somali Airforce ready sanad guuradooda 56-aad

Posted: Mon Feb 15, 2016 11:22 pm
by Halmogg
What air force? Kkk