Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by THE_TRUTH1 »

Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever


Image

Imaam Maxamed Yuusuf oo dhagax dhigay waddo isku xirta Muqdisho iyo Hobyo
Posted on February 16, 2016 by Mohamed M Hassan in WARARKA // 0 Comments

Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ka qeyb galey Imaam Maxamed Yuusuf Cali, Gudoomiyeyaasha gobolada Baandir iyo Shabeelada Dhexe, Ugaasyo, Malaaqyo, Nabadoonno, Ganacsato, haween, Siyaasiyiin iyo ingineero ku howlan dhismaha wadadan oo laami casri ah la saarayo.

Wadadan oo uu dhagaxdhigey Imaam Maxamed Yuusuf ayaa isla maanta waxaa ka shaqo bilaabey gawaarida lagu falo geedaha iyo kuwa qashinka qaada, oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku tabarucay in loogu adeego dhismaha wadadan oo 560km ah, waxaana goobta lagu soo bandhigay sanduuq ay dadka kaga qeyb qaadan kaaran dhismaha waddadan, iyadoo ay hirgelinayaan Nabadoono iyo ganacsato Soomaaliyeed.

Xaaji Cabdi Imaan Cumar oo ah hormuudka waxgaradka hirgelinaya dhismaha wadadan iyo Axmed Cumar Calasow oo ka mid ah injineerada dhismaha ayaa si wada jir ah u tilmamay in waddadan ay muhiim u tahay bulshada degta Gobolada dalka.

Malaaqa Xamar iyo Xamar-daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Fara cadde iyo Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ahaa dadkii goobta ka hadlay ayaa xusay in bulshada looga fadhiyo inay ka qeyb qaatan dhismaha waxyaabaha danta guud.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay ka qeyb qaadan doonan dhismaha wadadan, ayna ku baaqayaan in si wada jir ah looga qeyb qaato.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa bixiyay lacag 50-kun oo doolar ugu tabarucay dhismaha waddada bilow u noqon doonta, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan.

Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhagax dhigay waddada ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska waddadan isku xiri doonto Muqdisho iyo Hobyo.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by barbarossa »

Mashallah, much success to this great project!
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by THE_TRUTH1 »

barbarossa wrote:Mashallah, much success to this great project!
:up:


Wadadan oo uu dhagaxdhigey Imaam Maxamed Yuusuf ayaa isla maanta waxaa ka shaqo bilaabey gawaarida lagu falo geedaha iyo kuwa qashinka qaada, oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku tabarucay in loogu adeego dhismaha wadadan oo 560km ah, waxaana goobta lagu soo bandhigay sanduuq ay dadka kaga qeyb qaadan kaaran dhismaha waddadan, iyadoo ay hirgelinayaan Nabadoono iyo ganacsato Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa bixiyay lacag 50-kun oo doolar ugu tabarucay dhismaha waddada bilow u noqon doonta, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan.


Image


:clap:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by GIJaamac »

lol this nigga actually believes some fat cambuulo eating Abgaals can build 560 km long highway. I feel sorry for you, you little dumb f*ck. Habraha ayuutadooda faraha ka qaada. :lol:
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by AirBitaale »

They have been saying this for a while now! :?
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by Strategic »

New Modern Hotel opened in Mogadishu Today
Image
Image

Image

Image
Image

Image

Image
Image
Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by Strategic »

AirBitaale wrote:They have been saying this for a while now! :?
It is a massive Project and it needs $$$$$ but everything is possible,500 KM is a long way.
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by AirBitaale »

blood wrote:
AirBitaale wrote:They have been saying this for a while now! :?
It is a massive Project and it needs $$$$$ but everything is possible,500 KM is a long way.
Don't get me wrong, I want the road to be built, in fact I would directly benefit from it but I am just skeptic about it.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by TheblueNwhite »

THE_TRUTH1 wrote:
barbarossa wrote:Mashallah, much success to this great project!
:up:


Wadadan oo uu dhagaxdhigey Imaam Maxamed Yuusuf ayaa isla maanta waxaa ka shaqo bilaabey gawaarida lagu falo geedaha iyo kuwa qashinka qaada, oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku tabarucay in loogu adeego dhismaha wadadan oo 560km ah, waxaana goobta lagu soo bandhigay sanduuq ay dadka kaga qeyb qaadan kaaran dhismaha waddadan, iyadoo ay hirgelinayaan Nabadoono iyo ganacsato Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa bixiyay lacag 50-kun oo doolar ugu tabarucay dhismaha waddada bilow u noqon doonta, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan.


Image


:clap:
AbdiAziz District setup a commission to collect money from the residents to build its roads. Today, they opened a bank account and whatever amount they raise Boorsaani will match it.

HawlWadaag is also following suit.

It is about damn time. If ppl open their wallets, they can achieve great things.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by AbkoowDhiblaawe »

GIJaamac wrote:lol this nigga actually believes some fat cambuulo eating Abgaals can build 560 km long highway. I feel sorry for you, you little dumb f*ck. Habraha ayuutadooda faraha ka qaada. :lol:
Respect your imam inan gumeed yahow
User avatar
Renis
Posts: 74
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:36 pm

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by Renis »

it's gonna be crappy and tacky like those nasty suburbs being built, (the ones where the render looks 10x better than the actual thing).
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by Kismaayo21 »

The hotel looks beautiful mashallah. Regarding the road thats great too laakin amaankooda yaa isku xil saarayo ? Awalba dadka awood lami ku dhistaan wey heysteen
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by THE_TRUTH1 »

GIJaamac wrote:lol this nigga actually believes some fat cambuulo eating Abgaals can build 560 km long highway. I feel sorry for you, you little dumb f*ck. Habraha ayuutadooda faraha ka qaada. :lol:
are your hurt abgal has the money and the man power to build 560 km Highwy bby the way Habergedir will take lion share as Ugaas and leaders Promised . Work has started a company was granted contract :clap:
Image
Image

Image

Image
Intii ay socotay munaasabadaasi waxaa iyagana halkaasi ka hadlay Malaaqa xamar iyo xamar daye malaaq cali malaaq maxamed cali wehliye,ugaas Cabdulaahi Ugaas faracadde,nabadoon maxamed xasan xaad, nabadoon Cabdulaahi wehliye,Gudoomiyaha beesha habar Gidir Abuukar Ganeey,iyo Xubno kale kuwaasi oo dhamaantood siweeyn u soo dhaweeyay furitaanka wadadaasi isku xerta Nuqdisho iyo hubyo, waxayna shacbiga Soomaliyeed Guud ahaantiis ugu baaqeen inay gacan ka geeystaan hawshaasi baaxaddaleh.
Image

Image
Image

Sidoo kale waxaa iyagana halkaasi ka hadlay Gudoomiyayaasha Goboladda Banaadir iyo shabeelaha dhexe Yuusuf Xuseen Jimcaale madaale Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe, iyagoo sheegay in maamuladda labadda gobol ay diyaar u yihiin taaba gelinta wadadaasi ilaa ay ka dhamaaneyso, waxaayna xuseen in markasta iyo meelwalba ay mareyso ay si taako taako ah ula socondoonaan, isagoo gudoomiyaha maamulka gobolka Banadir uu maamul ahaan ku biixindoono lacag dhan 50,000,00 Doolar taas oo uu sheegay in laga bixindoono khasnadda Dawladda hoose ee Muqdisho si ay qeyb uga noqoto dhismaha waddaasi iyo ka qeeyb qaadashadda dhaqaalaha looga baahan yahay in lagu dhiso.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by smooth »

This is great news and has been in the pipe line for a few years, if completed successfully, it would be the greatest project, I donated 2 years ago, the new road between Gaalkacyo Hobyo starting this week, you'll have Gaalkacyo to Xamar corridor, like in the old hiraab imamate days
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Mogadishu to Hobyo Highway Via the Coast Road work started Greatest Project ever

Post by FarhanYare »

We have more pressing problem than lack of roads and that is shabaab. Misplaced priority smh
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”