I found this article on Somali website while serving the Somali sites.The views and the opinions expressed in this website do not neccesarilly reflect my opinions.
WWW.HALGANEWS.COM
PUNTLAND FORCES LEAVE LAS ANOD FOR LACK OF PAY
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

latest news
Bandowgii Magaaladda Laascaanood Xalay Lagu Soo Rogay Xaqmiyaa??
(Laascaanood}10.11-05 Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Xalay Bandow lama Filaan ah lagu Sooragay, iyadaan lagaranayn Dadwaynaha Loo sheegin Sabab lagu Qanci karo oo Bandowgaa laguu Soo rogay...............
Magaaladu in Dhawaale waa ay Xasiloonayd, waxaana jirtay Waqtiyo badan oo kaga Haboonayd Maanta in Bandow lasaaro Magaalada oo hada ku jirta Waqtiyadii ay ugu Xasiloonayd, isla markaana aysan jirin Wax Dil ama Beelo is haya oo Sabab logoa dhigto Bandowga.
Mar keliya ayaa Xalay Magaalada lagu Soo Daayay Cidan aad u badan iyo Baabuur Tikniko ah, waxaa kale oo uu Shalay Idaacadda ka sheegay Taliyaha Dhawaan loo Magacaabay Qaybta Boliska in ay Magaaladu Caawa bandow tahay.
Uma ekayn Ciidan Habaysan waayo waxaa ay argagax ku Rideen Dad badan oo aan anigu ka mid ahay iydoo Rasaas Badana Cirka loo Riday Dadkana lagu Cabsi Gelinayay, Marar badan ayaan iswaydiiayay maxay tahay Sababta rasaasta intaa le'eg loo ridayo Maadaama aanay jirin wax Rabshad ah oo ay Shacabku kala hortageen Ciidanka, iyo weliba Sababta Sababta dadka Waayeelka Bukaanka iyo weliba caruurta leh ee Rasasta Shanqadha weayn loogu Argagixanayo Dhamaan Su'aalahan waxaan u dayn doonaa taliya qayba Boliska oo aan Dhawaan waraysi ka Qaadi doono.
Mar aan Xalay Fiidki Banaanka u yar baxay oo aan isku dayay in aan wax ka soo ogaado waxa meesha ka socda, waxaa intaanan xafiiska ka Socon 100m markiba lagu Boobay Istaag istaag iyo Qoryo aan Afar iyo Shan midkood ku Qiyaasay oo markeliya lagu wada Fiiqay, isma aan dhaqaajin Sababtoo ah waxaan arkaayay in aanay meesha ka muuqan Mas'uuliyad Sidaa u siiridan.
Waxaan isku dayay in aan ku qanciyo waxaan ahay Saxafi u kuurgelaya sida Shaqadu u socoto, intaa ayaa la'igu soo yar joogsaday walow Askarta mid ka mid ahi Aflagaado iigaysatay, waxaan markiba Go'aansaday in aan xafiiskayga dib ugu Noqdo balaayoi Buulkaagaa laga galaa.
Hababa Su'aalaha soo noqnoqanaya waxaa ka mid ah maxay tahay Sababta iyadoo waqtigan Magaaladu degan tahay loo saaray bandowga iyadoo weliba ayaamahan la hadal hayo in ay Gobolka Imaanayaa Ha'ado badan oo Anjabi ah oo ka Imaan lahaa dhanka Puntland oo iyagu u arki kara mar hadii Xaruntii Gobolka lagu soo rogay bandow taasi ay muujinayso in Xaaladda Amaanku ay Gaadhsiisan tahay Heer Casaan ah (Red) Sidaa darteedna lagula talin karo in aanay tegin.
Gababadii Dad badan oo kale ayaa waxaa ay Aaminsan yihiin ay arintu tahay Madaxda Cusub ee Gobolka oo isbaraysa Shacabvka in ay yihiin Niman Awood u leh in ay wax qaban karaan, isla markaana Muujina in lahadal hayo ayaamo, waxayna leeyihiin Madaxey Barasho wanaagsan.
Qormadda Tifatiraha
xoosh2003@hotmail.com/xoosh2009@yahoo.com

this is an report of allpuntland.com
Laascaanood: Bandowgii saarnaa magaalada Laascaanood oo hakad ku yimid , maxay tahay sababtu?.
- Friday, November 11, 2005 at 18:49
Laascaanood(AllPuntland)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in muddo hal casho ah uu hakad ku yimid olole ka soconayay magaalada Laascaanood oo lagu sugayay ammaanka Laascaanood.
Hakadkan ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan yimid kadib markii ay ciidamadii booliska ee hawshan waday aadeen jiidda hore ee Ari Caddeey.
Ciidanka daraawiishta Puntland oo kusugnaa jiidda hore ayaa dalbaday inay u baahan yihiin ciidan dheeri ah kadib markii ay shaki dareemeen.
Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Puntland C/casiis Gacamey ayaa tibaaxay in haatan arimahaasi la dhammeeyay oo ay ciidamadii booliska dib u bilaabaayan hawlohoodi.
Dhinaca kale wararku waxay sheegayaan in ciidanka booliska oo hawshooda umadax bannaan inay dhibaatooyin u gaysteen qaar kamid ah bulshada ayadoo dhinaca kalana bulshada badankeed ay soo dhaweeyeen ololaha ay ciidanka boolisku bilaabeen oo ay kamid tahay bandowga lagu soo rogay Laascaanood.
Sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska gobolka Sool hawshan ma ahan mid gabi ahaanba istaagtay ee waxay halkeeda ka sii socon doontaa maalmaha soo socda.
Ilamaa 35 dhallinyaro ah ayaa ku jira xabsiga bartamaha magaalada Laascaanood kuwaasoo lagu tuhunsan yahay inay faraha kula jireen waxyaabo ammaanka wax u dhimaya.
CCC Farayaamo
AllPuntland

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 898 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 3 Replies
- 569 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 10 Replies
- 591 Views
-
Last post by udun
-
- 4 Replies
- 531 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 2 Replies
- 1075 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 7 Replies
- 3605 Views
-
Last post by Somafiia
-
- 0 Replies
- 178 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 22 Replies
- 2768 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 13 Replies
- 1010 Views
-
Last post by SecretAgent