Somaliland: Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Oo Kulmay
Kulan Muhiima oo Bar-bilow u ah, yoolka iyo Mudnaanta goobaha Abaaruhu saameeyeen oo Guddida u xilsaaran isku-dubarididda qaadhaan ururinta dadweynaha iyo qorshaynta kaalmada la gaadhsiinayo dadka tabaalaysan oo maanta ka qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada.
http://www.somaliland.org/2016/02/16/so ... oo-kulmay/


