Somali Army chief in Egypt to restore Historical Military Relation

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Somali Army chief in Egypt to restore Historical Military Relation

Post by THE_TRUTH1 »

Somali Army chief in Egypt to restore Historical Military Relation
Image
Image
Image
Image

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka sida ee dalkaas, wuxuna tilmaamay in booqashadani ay sii xoojin doonto cilaaqaadka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada wadan, isagoo xusay Masar taariikh fog oo iskaashi Ciidan ah in uu kala dhexeeyo Soomaaliya.

“Waxaan u mahadceliyaa Dawladda iyo Shacabka Masar sida diiran ee aniga iyo wafdigii ila socday ay dalkooda ugu soo dhaweeyeen, safarkan waa midkii ugu horeeyey ee intii aan xalka hayay dibedda ku imaado, waxana aan ku imid Masar, taas oo cadeynaysa sida ay nooga go’an tahay in xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinaca ciidamada kor loo qaado” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/Gaas Maxamed Aaden Axmed oo intaas raaciyey “Masar waa halkii aan ugu baxay kuliyadda dagaalka 1969-kii dufcadii 55-aad, waana saaxiibka koowaad ee Soomaaliya .
inaXasan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 482
Joined: Tue Jul 15, 2014 1:14 pm
Location: Compton, Somalia

Re: Somali Army chief in Egypt to restore Historical Military Relation

Post by inaXasan »

very nice
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Somali Army chief in Egypt to restore Historical Military Relation

Post by Sumubaridi »

This general is a very trustworthy Leader. The only thing Somalis are not divided on is the Milatary. I supported Ali-Diini, Indhaqarshe and this so call General Boot.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”