Qarax xoog badan oo Soomaalida aragagax galiyey kana Dhacay Magaalada…….
Feb 27, 2016 - Aragtiyood
Qarax xoog badan ayaa ka dhacay Magalada Kampala ee dalka Ugandha,wuxuuna qaraxan ka dhasahy kadib markii baabuur Booyada ah oo yaala goob kaalin shidaal ah uu si lama filaan dab u qabsaday,booyadaas oo waday Baasiin.
Qaraxaas waxa uu ka dhacay Xaafada ay soomaalidu ku badan tahay ee Kenyi,wuxuuna ahaa qaraxii ugu horeeyy ee noociisa oo kale ah ee ka dhacay xaafadaas,iyadoo dadka Soomaalida ee halkaasi dagan uu aragagax galiyey qaraxan ayey wararku shegayaan in ay ku dhinteen ku dhawad 5 ruux oo dadkii gopobtaasi joogaya.
Booyadan ayaa qaraxday kadib markii la isku dayey in meel yar oo ay ka duleeshay laga alxamo,waxayna baabi’isay goobtii ay ku qaraxday guud ahaan, asokoow Qasaaraha dhimashada waxay sidoo kale qaraxa Booyadu uu wax yeelo u geystay Hotelka Al-Qudus oo ah Hotel Soomaalidu leedahay oo ku yaala Xaafadda Kisenyi ee Magaalada Kampal.
Homer Somali Simpson
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 397 Views
-
Last post by Ceelgabo
-
- 0 Replies
- 396 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 28 Replies
- 1847 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 2 Replies
- 445 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 282 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 343 Views
-
Last post by DhibLoOoW
-
- 25 Replies
- 1177 Views
-
Last post by Suhaylah
-
- 9 Replies
- 915 Views
-
Last post by San_dheer
-
- 5 Replies
- 462 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 17 Replies
- 1053 Views
-
Last post by #1baller