Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Wasiirka xanaanada xoolaha oo la kulmay dhiggiisa dalka Imaaraadka Carabta+Sawirro
Posted on February 24, 2016 by Mowliid Sabriye in WARARKA // 0 Comments
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa la kulmay wasiirka Bii’ada iyo isbedelka Cimilada & Xoolaha ee dalka isutaga Imaaraadka(UAE).
Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda Bii’ada iyo isbedelka Cimilada & Xoolaha ee dalka isutaga Imaaraadka(UAE) ayaa looga hadlay arrimo la xiriira xallinta caqabado in dhaweyd la soo dersay dhoofinta xoolaha Soomaaliya iyo sikaashi dhexmara labada wasaaradood.
Labada wasaaradood ayaa ku heshiiyay in xal laga gaaro sidii loo qaadi lahaa xanibaadda uu dalkaasi ku soo rogay xoolihii loo dhoofin jiray, waxaana la isla dhisay guddi wadajir ah oo ka kooban Soomaliya iyo Imaaraadka, kuwaasoo ka shaqayn doona sidii loo hirgalin nidaam wada-shaqayn, iyadoo la dhowraya tayada iyo shuruudaha wadanka wax loo dhoofinayo iyo nidaam koontorol iyo baaris oo Wasaarada X. Xoolahu kusoo rogi doonto dhamaan Maxjarada xoolahu ka dhoofaan ee Soomaliya.
Kulanka waxaa ka qayb galay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Imaaraadka Cqaadir Shiikheey oo door firfircoon ka qaatay xalinta howshaas,dadaal dheeraad ahna u galay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi ee labada dal.
Waxa sidoo kale goobjoog ka ahaa wakiillo kasocda Maxjarrada Muqdisho iyo Boosaaso iyo Dhakhaatiir xoolaha ah.

Last edited by THE_TRUTH1 on Tue Mar 01, 2016 12:28 pm, edited 2 times in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Booming trade Mogadishu will be exporting African livestock time to buy some trucks load from all the way South Africa
http://youtu.be/UpCSNAwuB4g
Majority of the Arab league have signed deal with Mogadishu Gov the Gulf countries + Egypt & Iraq & Turkey

http://youtu.be/UpCSNAwuB4g
Majority of the Arab league have signed deal with Mogadishu Gov the Gulf countries + Egypt & Iraq & Turkey
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
why?? are they offering any better deal then Iran, China and the rest of the world?? why the Somalis export animals on hoof to the Arabs why not slaughter them and export them to the West, the Somalis in the west would pay more for Somali meat then these faken Arabs ..THE_TRUTH1 wrote:Booming trade Mogadishu will be exporting African livestock time to buy some trucks load from all the way South Africa![]()
http://youtu.be/UpCSNAwuB4g
Majority of the Arab league have signed deal with Mogadishu Gov the Gulf countries + Egypt & Iraq & Turkey
I'd love to eat Somali mutton , in western Canada we pay around $160 for a carcasse. Doouble what the faken Arabs pay.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 813
- Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
I guess they didn't invent Geography when Budda was around.X.Playa wrote:why?? are they offering any better deal then Iran, China and the rest of the world?? why the Somalis export animals on hoof to the Arabs why not slaughter them and export them to the West, the Somalis in the west would pay more for Somali meat then these faken Arabs ..THE_TRUTH1 wrote:Booming trade Mogadishu will be exporting African livestock time to buy some trucks load from all the way South Africa![]()
http://youtu.be/UpCSNAwuB4g
Majority of the Arab league have signed deal with Mogadishu Gov the Gulf countries + Egypt & Iraq & Turkey
I'd love to eat Somali mutton , in western Canada we pay around $160 for a carcasse. Doouble what the faken Arabs pay.

Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
I guess you don't have a refrigerator and freezers where you at?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 813
- Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
That... we don't. If we did we 'd be selling meat to the Eskimos!
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Are u sure it was the sfg that put the deal through
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
You do freeze and sell fish, it's just Arab ass kissing from your part as a "good Muslim".AirBitaale wrote:That... we don't. If we did we 'd be selling meat to the Eskimos!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Somalia doesn't mean Mogadishu.....the livestock will be exported from all regional ports. 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 813
- Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm
Re: Somali gov and UAE sign deal on livestock trade making Somalia the leading export in Africa
Come on. Somalis don't have commercial freezing industry lkn Allah noo kaso!X.Playa wrote:You do freeze and sell fish, it's just Arab ass kissing from your part as a "good Muslim".AirBitaale wrote:That... we don't. If we did we 'd be selling meat to the Eskimos!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2940 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 501 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 437 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 1 Replies
- 562 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 778 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 11 Replies
- 1102 Views
-
Last post by Strategic
-
- 12 Replies
- 1740 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 814 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 17 Replies
- 1748 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 677 Views
-
Last post by Coeus