Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Moderator: Moderators
Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Somaliland soldiers shoot out with djiboutian soldiers near lawyocaddo so far one fatality AUN and other casualties stay tune further update.
Saylac(BKN) Khasaaraha Dagaal Dhimashiyo Dhaawac Keenay Oo Somaliland Iyo Jabuuti Ku Dhex maray Xeebta Saylac.
Warar hor dhaca oo aanu ka helnay dagaa khasaare Dhimasho iyo Dhaawac keenay oo ka dhacay xuduuda ay wadagaan labada dal ee Somaliland Iyo Jabuuti ayaa la sheegayaa in uu dhex maray Ciidamada Bada Somaliland Iyo Kuwa Dalka Jabuuti.
Dagaalkan oo aan laga helin xog badan ayaa lanoo xaqiijiyay inuu ka dhashay khilaaf ka yimi doon kaluumaysi oo labada dhinac isku af garan waayeen,
Inkasta oo aan la xaqiijin tirade dadka ah ee ku naf weyday dagaalkaas hadana waxaa la sheegayaa in ay dhinteen askar ka kala tirsanayd labada dhinac wararka saylac naga soo gadhaya ayaa iyana sheegaya in degmada saylac la keenay Maydka askari ka tirsan ciidamada bada somaliand iyo dhaawac askari kale ,
Waa markii ugu horeysay ee isku dhac noocan oo kale ahi ka dhex dhasho ciidamda amaanka bada ee labadan dale e deriska mana jirto cid ka tirsan labada xukuumadood oo ka hadashay dagaalkan labda dal bada ku dhex maray wallow aanu isku daynay inaanu la xidhiidhno wasiirka gashaandhiga Somaliland balse aanay noo suurto gelin, warkan oo sugan iyo xogaha ku soo kordhaba goor dhow kala soco shebekeda wararka caaamiga ah ee Barkulannews.com
http://waaheen.com/?p=51866
http://boramanews.com/index.php/somali- ... i-oo-yaala

Last edited by JSL3000 on Mon Mar 14, 2016 8:14 am, edited 8 times in total.
- RoobleAlWaliid
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2708
- Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Alla ha u naxariisto, waa dhacdo ugub.
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
A lot of SLAND officers are killed these days.
AUN
AUN
- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
AUN intii dhimatay.
Allahna ha kala qaboojiyo
-
-
-
Allahna ha kala qaboojiyo
-
-
-
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
How come not a single government official talked about this serious incidents? not the interior donkey Warancade, nor the foreign donkey, nor the donkey from the defense ..nobody??
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Because there is no dowlad. We make fun of the Walaweyns but the truth is Somaliland doesn't control shit either.X.Playa wrote:How come not a single government official talked about this serious incidents? not the interior donkey Warancade, nor the foreign donkey, nor the donkey from the defense ..nobody??
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
LiquidHYDROGEN wrote:Because there is no dowlad. We make fun of the Walaweyns but the truth is Somaliland doesn't control shit either.X.Playa wrote:How come not a single government official talked about this serious incidents? not the interior donkey Warancade, nor the foreign donkey, nor the donkey from the defense ..nobody??

- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8463
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Ilaa hada Saylac ayay madaafiic ku garacayaan
http://boramanews.com/index.php/somali- ... alal-video
http://boramanews.com/index.php/somali- ... alal-video
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
The two soldiers was ambushed on ceebaad island this happened in the sea not land and back up came too late, djibouti will pay for this one. https://youtu.be/Q7u2yyvLPr0
Last edited by JSL3000 on Mon Mar 14, 2016 3:13 pm, edited 10 times in total.
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
Somaliland is a foking joke, better name is victimland. I am so angry while these idoor cunts harass and abuse masaakiinta koonfuria they get abused by ciise qooqay. My support for victimland is decreasing everyday
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
calm down bro this a border skirmish not a invasion.mahoka wrote:Somaliland is a foking joke, better name is victimland. I am so angry while these idoor cunts harass and abuse masaakiinta koonfuria they get abused by ciise qooqay. My support for victimland is decreasing everyday

These same people on both sides of the border djibouti will pay for what they have done in the sea.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Border Conflict: Deadly Shoot Out Near Lawyocaddo.
whats the background here? is djbouti claiming the island or ?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1304 Views
-
Last post by Waachis
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 20 Replies
- 3050 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 10 Replies
- 1235 Views
-
Last post by original dervish
-
- 19 Replies
- 3237 Views
-
Last post by DayrBare
-
- 8 Replies
- 1674 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 1195 Views
-
Last post by JELICIOUS
-
- 0 Replies
- 9076 Views
-
Last post by DoctorTaraWhite
-
- 0 Replies
- 8851 Views
-
Last post by DoctorTaraWhite
-
- 0 Replies
- 948 Views
-
Last post by DoctorDarleneHajduk