Page 1 of 2

Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Mon Mar 14, 2016 4:28 pm
by TheLoFather
Horta what would you prefer ma ina maherkaaga lagaa bixiyo 100 halaad oo geel ah oo la soo dhacey mise 2 Dibi iyo 8 Sac oo xalaal ah?

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Mon Mar 14, 2016 4:35 pm
by MujahidAishah
Innayah your up Sxb ka jawaab :dead:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Mon Mar 14, 2016 5:08 pm
by Vivacious
Aisha :dead:

LoDoon are you looking for a second wife :lol:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Mon Mar 14, 2016 5:18 pm
by JSL3000
Is there really any. :lol:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Mon Mar 14, 2016 5:39 pm
by TheLoFather
Vivacious wrote:Aisha :dead:

LoDoon are you looking for a second wife :lol:
Is that your way of telling me I should consider you?

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Tue Mar 15, 2016 12:07 am
by Vivacious
LoDoon wrote:
Vivacious wrote:Aisha :dead:

LoDoon are you looking for a second wife :lol:
Is that your way of telling me I should consider you?
Oh no no! Just asking you. :lol:
You know I have tied the knot a long time ago.
Good luck though :)

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Tue Mar 15, 2016 1:18 am
by TheLoFather
^ Huuno I was just playing with.

Why you ask that question when you know I can only handle one and being a happy prisoner to that one?

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Tue Mar 15, 2016 6:49 am
by Vivacious
LoDoon wrote:^ Huuno I was just playing with.

Why you ask that question when you know I can only handle one and being a happy prisoner to that one?
Just what I thought. Team 1 wife :dj:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Tue Mar 15, 2016 6:53 pm
by Lamagoodle
Vivacious wrote:
LoDoon wrote:
Vivacious wrote:Aisha :dead:

LoDoon are you looking for a second wife :lol:
Is that your way of telling me I should consider you?
Oh no no! Just asking you. :lol:
You know I have tied the knot a long time ago.
Good luck though :)
Xalwada waad qarsatay haye? Maxaad ii casuumi weydey?

Mabruuk, wiil iyo caano; gabar iyo bash bash .

P.s. boqol halaad malagaa bixiyey, mise wiilka guursatay ceyr aan geel lahayn buu ahaa? Ogoow aakhiro nimaan geel lahayn lama amaaneeynin.

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Wed Mar 16, 2016 2:14 pm
by Vivacious
Jaale lamagoodle, xalwa ma qarsanin ee waqtigaa sidaa iska noqday.
Aamiin aamiin walaal :)

250 Halaad ayaa la iga bixiyay :lol: ma la igu yareeyay?

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Sat Mar 19, 2016 3:16 pm
by TheLoFather
Vivacious wrote:Jaale lamagoodle, xalwa ma qarsanin ee waqtigaa sidaa iska noqday.
Aamiin aamiin walaal :)

250 Halaad ayaa la iga bixiyay :lol: ma la igu yareeyay?
Faan weeynaaa inantu!!!

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Sat Mar 19, 2016 3:18 pm
by Vivacious
LoDoon wrote:
Vivacious wrote:Jaale lamagoodle, xalwa ma qarsanin ee waqtigaa sidaa iska noqday.
Aamiin aamiin walaal :)

250 Halaad ayaa la iga bixiyay :lol: ma la igu yareeyay?
Faan weeynaaa inantu!!!
I am worth more than that. :lol:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Sat Mar 19, 2016 3:24 pm
by TheLoFather
Huuno adigaa anu 200 oo digaagadood wax ka badan kaa maan bixin laheeyn! :mrgreen:

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Sat Mar 19, 2016 4:26 pm
by AnigaiyoAdiga
Weirdo. Ma garaniyo waxaad ku hadlisid. I'm fish iyo chibis.

Re: Calling Unmarried Snet Ladies !!!!

Posted: Sat Mar 19, 2016 4:33 pm
by Vivacious
LoDoon wrote:Huuno adigaa anu 200 oo digaagadood wax ka badan kaa maan bixin laheeyn! :mrgreen:
That's why I didn't attract a cheapie like you :blessed: