Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by THE_TRUTH1 »

Faah-faahin:Ciidamo ka tirsan Shabaab oo la wareegay Deegano Garacad,Kullub iyo Garmaal


Image
Talaado, Maarso 15, 2015 (HOL) - Ciidamo ka tirsan urur-ka Al Shabaab oo xalay la wareegay deegaan xeebed-ka Garacad ee gobalka Mudug ayaa isaga baxay halkaasi, kadib markii ay u raqaanasadeen dhinac degmada EYL ee gobalka Nugaal.
Ciidamdan ayaa Watey Markii ay so galayeen Deegaanka Xeebedka Garacad ilaa 6 Doonyood oo kuwa waa weyn ah oo ay Horay u Af-duubten,,Waxaana Markii ay gudaha u galeen Magaalada ay Hawadda ka saaren Isgaarsiinta,iyadoona aysan jirin Cid ay dhib u gaysteen intii ay joogen.
Mid ka mid ah Odyaasha Dhaqanka Deegaan Xeebedka Garacad oo aan xiriir la samaynay ayaa yiri "Waxay noo sheegen markii no yimaaden, inay yihiin walaalo muslimiinta ah, oo aanan wax dhib ah weydin,waxbay naga iibsadeen,"
Waxaana uu intaasi ku daray "Waxay naweydiisteen gaawari iib ah,waxayna no sheegen inay u socdaan dhinaca bari ee puntland ayna no so laaban-doonan".
Dhinaca kalana, gudoomiye ku-xigeenka gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay inay Saaka Ku waabiristeen Deegaan Xeebedka Kullub,ayna ka sii dhaqaaqen.
"Saaka waxa ay quraac ku karsadeen deegan xeebedka kullub, ka maamul ah ahaan ma aanan fahmin Dontooda,Dadka Deeganka waxa ay leeyihiin Dowlada,Ehel iyo Taageerana kama Helayaan,waxaana ku guda jirnaa ogaansha U jeedadooda Dhabta ah Waqtigan.
Sidoo kale, gudoomiyaha degmada EYL Muuse Cismaan Yuusuf ayaa sheegay inay dadka deegaanka Garmaal ay u so sheegen inay so gaaren hordhaca Ciidamada Al-shabaab,wuxuuna Puntland ka codsaday in la bad-baadiyo dadka deegaandasi.
"Dadka Deegaanka oo Nala so hadlay waxay no sheegen,inay na so gaaren Ciidamo Hubaysan oo ay u malaynayaan inay Al-shabaab yihiin,Hayse,ahaate hada waxaan ku guda jirna Barintaanka Arintaasi".
Ugu Danbayn Ma, jirto Waxaa Khasaaraha oo ay gaysateen Ciidmadda Al-shabaab intii ay kugu Da jireen Socdaalkoodii ay Xalay ku so gaaren Xeebaha Bari ee Puntland.
Abaadir C/qaadir cilmi, Hiiraan Online
abaadir81@gmail.com
Gaalkacyo-Soomaaliya
- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Mar/war ... 0v6qP.dpuf
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by JSL3000 »

Garacad that's still in zoomalia who cares.
User avatar
Snailland12
Posts: 217
Joined: Tue Mar 01, 2016 10:37 am

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by Snailland12 »

GubanOgoHawdJSL wrote:Garacad that's still in zoomalia who cares.
puntland recaptured Garacad now, but the fighters have left and are moving towards nugual,

according to local sources, they split up into two groups, one heading towards the galgala mountains, while the other is heading towards sool
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by sahal80 »

I dont think they r fleeying rather they r making a new strategy

Galmudug is set to invade harardheere and ceeldheer but they control must of middle shabelle in the coastal area behind cadale and adan yabaal district....so they can resist beyond ceeldheer but as a saleebaan fully support the admin, they want to move these bases(between 1000-600) into galgala with some logistical from the al qaida controlled hadramout

Image

https://horseedmedia.net/2016/03/15/al- ... gmada-eyl/
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by theyuusuf143 »

Snailland12 wrote:
GubanOgoHawdJSL wrote:Garacad that's still in zoomalia who cares.
puntland recaptured Garacad now, but the fighters have left and are moving towards nugual,

according to local sources, they split up into two groups, one heading towards the galgala mountains, while the other is heading towards sool
they better not to phuk with us.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by THE_TRUTH1 »

Sh. Dhex is under FG control the strongest Armforce are stationed a part from one district soon to be liberated . Alshabbaab are sieged in Galgaaduud Xaardheer - Ceeldheer district surounded by FG force dispatch from Mogadishu and Galmudug . Mogadishu has set up strong security measures it's difficult for al shabaab soldiers to enter hide among civilians. Alshabaab Munafaaqs are looking for Hide outs Mountains and jungles .


sahal80 wrote:I dont think they r fleeying rather they r making a new strategy

Galmudug is set to invade harardheere and ceeldheer but they control must of middle shabelle in the coastal area behind cadale and adan yabaal district....so they can resist beyond ceeldheer but as a saleebaan fully support the admin, they want to move these bases(between 1000-600) into galgala with some logistical from the al qaida controlled hadramout

Image

https://horseedmedia.net/2016/03/15/al- ... gmada-eyl/
Febraayo 24 (Jowhar)— Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa si nabad kula wareegay deegaanka Ceel-Baraf iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ay isaga baxeen Al-Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka deegaanka Ceel-Baraf oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa ku dhow Gobolka Hiiraan, waxaana uu illaa 26KM u jiraa degmada Jalalaqsi, halka degmada Mahadaay oo uu hoos-tago u jiro illaa 40-km.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanadii Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaankaas iyo deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, markii ay ka war heleen in Ciidamada ku soo wajahan yihiin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka la wareegay ay qeyb ka yihiin maleeshiyo deegaanka ah oo muddooyinkan isku abaabulayay deegaano ka tirsan Mahadaay.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka ay horay u sii mareen deegaanada Caadley, Miir-Taqwo iyo Cali-Fooldheer, inkastoo aanay saldhig ka sameysan.
Image
Deegaanka Ceel-Baraf ayaa ka mid ah deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, sida Biyo Cadde, Caadley, iyo Cali Fooldheere, waxaana deegaanadaas ka soo jeeda madax ka tirsanaa Midowgii Maxkamadihii Islaamka.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote:I dont think they r fleeying rather they r making a new strategy

Galmudug is set to invade harardheere and ceeldheer but they control must of middle shabelle in the coastal area behind cadale and adan yabaal district....so they can resist beyond ceeldheer but as a saleebaan fully support the admin, they want to move these bases(between 1000-600) into galgala with some logistical from the al qaida controlled hadramout

Image

https://horseedmedia.net/2016/03/15/al- ... gmada-eyl/
Ninyahow beenta maxaa ku fashaa? Al shabab gobolka 90% waa laga nadiifiyay afarta tuulo ayaba ugu danbeysay. They are now concentrated in xadka galgaduud ruun nirgood iyo dhankaa
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by sahal80 »

Waaka gambisan rabay the truth lakin I see some folks still calling me a liar lol

We r making security analysis so why some will get upset about the FACTS?

I would love if all middle shabelle borders were secure bc this will contribute to our common stability

enough for us r murursade who moved from ceelbuur to wabxo bc they don't wanna live save under al shabaab

These r my figures for those who r not blind

SFG controls balcad district, jowhar and mahadaay

Last month they liberated ceel baraf and other villages that fall under mahadaay admin

http://www.jowhar.com/ciidamada-dowladd ... a-shdhexe/

In the coastal area, SFG control doesn't extend beyond cadale except masjid cali gaduud just in the outskirts

That's why they r fighting in ceelbaraf to enter cadale district from jalalaqsi borders.....ceelbaraf and these villages r located between mahadaay and jalalaqsi at the angle near cadale district

The whole adan yabaal district is controlled by al shabaab...so I will let the reader decide wich side is bigger!

Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by AbdiWahab252 »

These boys came from PL and SL aND are returning home. The chickens have come home to roost
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by mahoka »

AbdiWahab252 wrote:These boys came from PL and SL aND are returning home. The chickens have come home to roost
Locals are saying they are hawiye.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sahal, adan yabaal is the only district in the region which Al shabab controlls and like i said it's close to the galgaduud border. Wacbuudhan got the largest land in middle shabelle and thats a fact. So how can most of the region be al shabab held when aadan yabaal is a harti district? Wax macquul ku Hadal ninyaho
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Al Shabaab are fleeing To the North losing the war in South

Post by original dervish »

They should be given free passage through Sool to s/l and P/L. :)
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”