https://youtu.be/bFyWzd-v3Ps
Atleast someone condems djbooty actions silaanyo adminstration are sitting ducks.
Xildhibaan Rayte Oo Jabuuti Ugu Baaqay In Ay Deg-Deg Jawaab Cad Uga Bixiso Sababta https://youtu.be/q-YT9AFNZzs
Dawladda Djibouti oo Ciidamada Badda Ee Somaliland ku Tilmaamtay Maleeshiyo Soo Xad-gudubtay (DAAWO)
Jabuuti (GNA):- Telefishanka afka xukuumadda ku hadlaya ayaa habeenkii xalay war uu sii daayay kaga hadlaya dagaalkii ciidamada xeebaha Somaliland iyo Djibouti ku dhexmaray magaalo xeebeedka Saylac ee uu ku dhintay askariga ka tirsan ciidamada Somaliland.
Xukuumadda Djibouti ayaa inkirtay jiritaanka Somaliland,iyagoo sheegay in rag hubaysan saarnaayeen Markab laga leeyahay dalka Masar oo ay sheegeen inuu sharci daro kaga kaluumaysanaya badda Djibouti.
Telefishanka Dawlada Djibouti ayaa sheegay in ciidamada badda Djibouti la dagaal galay maleeshiyo ka tirsan dawlada Somalia oo ku soo xad gudbay badda Djibouti sida ay warka ku sheegeen.
Halkan ka daawo Warka Telefishanka Djibouti laga sii daayay.
https://youtu.be/gvt_KVoZg3U




