Page 1 of 2
I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 8:49 am
by Sumubaridi
I introduced the girl that I was talking to last time to my parents when I was in Africa and gave them a hope that, I will marry her. My father and mother ask me everytime if aan gabadhii guursaday iyo inkale. We broke up with that girl about 2 months. I keep telling them weli waan isdiyaarinayaah just to save them from the shock.
Do you guys think I should man up and tell them the truth. That the girl is gone and we are not together anymore?
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 8:56 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
No, keep lying to them
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 8:59 am
by Hyperactive
i am tired 40 years old naku da'ada'asanayo.
adeer waqtiga shaqada naku daafsaneysa. dawaam bad ko jirta. ha na logoynin.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:06 am
by Sumubaridi
Hyperactive wrote:i am tired 40 years old naku da'ada'asanayo.
adeer waqtiga shaqada naku daafsaneysa. dawaam bad ko jirta. ha na logoynin.
Fataal eeg ninkaan.
http://youtu.be/3H8qU5xSwNw
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:10 am
by Hyperactive

@fataal. Allah yasama7ah.
what ninka to do with your topic? ma been ban sheega to my parents bey arintu jooktay ninyaho.lol
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:12 am
by AyeeyoH
Hyperactive wrote:i am tired 40 years old naku da'ada'asanayo.
adeer waqtiga shaqada naku daafsaneysa. dawaam bad ko jirta. ha na logoynin.
Inika kolba oo jawaabeya...just stop replying to him dee.
Waxan oo meshan so xarxariiqa oo dhan anigo maba rumeysto.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:14 am
by Hyperactive
GRANNY wrote:Hyperactive wrote:i am tired 40 years old naku da'ada'asanayo.
adeer waqtiga shaqada naku daafsaneysa. dawaam bad ko jirta. ha na logoynin.
Inika kolba oo jawaabeya...just stop replying to him dee.
Waxan oo meshan so xarxariiqa oo dhan anigo maba rumeysto.

...i agree i am feeding him too. i am enabler by nature walle.
ninkan saheebna weynu nahay so ma aha.lol
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:26 am
by Sumubaridi
Hyperactive wrote:GRANNY wrote:Hyperactive wrote:i am tired 40 years old naku da'ada'asanayo.
adeer waqtiga shaqada naku daafsaneysa. dawaam bad ko jirta. ha na logoynin.
Inika kolba oo jawaabeya...just stop replying to him dee.
Waxan oo meshan so xarxariiqa oo dhan anigo maba rumeysto.

...i agree i am feeding him too. i am enabler by nature walle.
ninkan saheebna weynu nahay so ma aha.lol
Waxaan kawadaa ninka 200 oo xaas buu qabaa anakana mid baan kacabsanaynaa kkkkk
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:30 am
by Hyperactive
lol isaka dib ko qaba. that isnt good example or role model. imagine each women what kind of desease they have, from yest infection to wasakh.
man ive too much wiswis. meel walba ma haweysto.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:44 am
by AyeeyoH
Hyper, kan sumu iyo ka lo'da isku sheegaba shaqo ayey forumka ka dhigten, inikaana kibriyey oo ka gura.Hadii lo jawaabi waayo iyaga aakhirka iska aamusi.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:52 am
by Inaayah
Sumu- Don't worry boo boo, your parents are probably the ones ku habaaray so if the wedding doesn't take place they'll just be like "weligi ba wu habaarsana"

Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 9:54 am
by Hyperactive
GRANNY wrote:Hyper, kan sumu iyo ka lo'da isku sheegaba shaqo ayey forumka ka dhigten, inikaana kibriyey oo ka gura.Hadii lo jawaabi waayo iyaga aakhirka iska aamusi.
lol you are right. wey naku da'da'ayan.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 10:08 am
by Sumubaridi
Hyperactive wrote:GRANNY wrote:Hyper, kan sumu iyo ka lo'da isku sheegaba shaqo ayey forumka ka dhigten, inikaana kibriyey oo ka gura.Hadii lo jawaabi waayo iyaga aakhirka iska aamusi.
lol you are right. wey naku da'da'ayan.
Hyper,
Aniga in aan qoro lee jeclahay. Qofkii aqrinaaya iyo qofkii kajawaabaayo waa hawl utaal. Plus meeshaan wax soo jawaabo lama weynaayo. Dadkaan dhan waxay raadinaayaan waxay qoraan.
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 10:14 am
by Hyperactive
you and lodoon, do not insult others or engage qabyaalad. so you guys, bluelion and aisha, tuushi and other girls who i can engage . my options are limited man. ive no other social crycle. lol
Re: I feel guilty by hinding from my parents
Posted: Wed Mar 16, 2016 10:14 am
by Inaayah
Sumu-
I sincerely hope you find a wife wallahi. Only because I'm looking forward to some of the stories.
