Gov in Mogadishu Armed Somali Army force stationed in Bakool with heavy Weapons & Army vehicles etc

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Gov in Mogadishu Armed Somali Army force stationed in Bakool with heavy Weapons & Army vehicles etc

Post by THE_TRUTH1 »

Gaadiidkii lagu wareejiyay Ciidanka Koonfur Galbeed (VIDEO)

https://youtu.be/pfW5nMSgI6I
:som: :up:



Ciidankan ayaa heelay gaadiid isugu jira kuwa ciidamada lagu qaado ee Uralka loo yaqaan iyo gawaarida gaashaaman ee Cabdi bilaha iyo Gaari Ambulans ah iyo booyadda biyaha lagu qaato.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Gov in Mogadishu Armed Somali Army force stationed in Bakool with heavy Weapons & Army vehicles etc

Post by DR-YALAXOOW »

Dawlada somaliya horumar la taaban karo ayey gaartay.. Wadanka meel waliba waa ay ka shaqeysaa dawlada. Dawlada ciidanka XDS ee jooga bakool qalab malateri ayey meeshooda ugu geeysay .. Maalin dhexdaas ah Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa gobolka Bay xukumo ku qaaadeysay ciidan danbi geeystay iyo burcad al shabaab ah.. waad la socotaan Bunaaniland hub ayaa dawlada u dirtay inkastoo bunaaniland animals ay yihiin ungreatfull..


Dawlada SOMALIA :som: :up: WAA DUUSHAY :up: :som:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gov in Mogadishu Armed Somali Army force stationed in Bakool with heavy Weapons & Army vehicles etc

Post by original dervish »

What about the Ethiopians.....will the SNA be able to prevent their regular incursions? :)
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Gov in Mogadishu Armed Somali Army force stationed in Bakool with heavy Weapons & Army vehicles etc

Post by Strategic »

fantastic news.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”