BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Moderator: Moderators
-
SomaliTycoon
- SomaliNetizen

- Posts: 474
- Joined: Mon Oct 19, 2015 12:19 pm
BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Cumar Cabdi Rashiid ” Puntland ha la geeyo ciidamo AMISOM “
Ra’iisulwasaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmake oo markii ugu horaysay maanta ka hadalay dagaalada ka socda deegaanada Maamulka Puntland,gaar ahaan deeganada Gobolada Mudug io Nugaal,oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab maalmihii u danbeeyey ka dhigteen hooy,wuxuuna Ra’iisulwasare Cumar Walaac ka muujiyey Xidhiidh ay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya la samaysay Saraakiisha Ciidamada Puntland oo guuldaro ku dhamaaday.
Cumar Cabdirashiid ayaa Sheegay in Xiliga ee lagu jiro ayna ahayn in Maamulka Puntland ay diidaan in Ciidamo la gaadhsiiyo deegaanada Puntland kuwaas oo isugu jira Ciidamada DF Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM,Wuxuuna sheegay in loo baahanyahay in ay dadka Soomaaliyeed ka faa iidaystaan joogtaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya.
Madaxda Maamulka Puntland ayuu ugu baaqay Ra’iisulwasare Cumar in fiiriyaan xaalada lagu jiro iyo guulaha Cadowgu uu gadhayo,sidaas darteed ayuu yidhi Ra’iisulwasare Cumar waa in ay Ogolaadaan gurmadka Caalamiga ah isla Markaan ay u hogaansamaan qawaniinta iyo sharciga ay AMISOM dalka Soomaaliya ku joogto ee ay DF Soomaaliya ku caawinayso.
“Waxaan ooga digayaa Madaxda Puntland in ay qaataan Go’aamo dhibaato u horseedi kara,waana in ay ka waantoobaan hadalada dhaliisha ah ee ay hawada u marinayaa Madaxda DF Soomaaliya manan ah xiligan munaasab in la qaado talaabooyin noocaas ah oo uu cadowga Soomaaliyeed ka faa iidayo”Ayuu yidhi Cumar Cabdirashiid.
http://wardheermedia.com/2016/03/20/cum ... mo-amisom/
- Snailland12
- Posts: 217
- Joined: Tue Mar 01, 2016 10:37 am
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
lol, that "prime minister" is a embarsssment and part of the group that wants aminsom in all somali areas
the puntland leadership has declined his offer, just like the did during that galkacyo incident,
i mean wtf do they need amisom now, when they have defeated all of the al-shabab fighters and they have not taken a single settlement, this fat retard should should just step down
the aminsom leadership wants to capture bosaso then, berbera ports, and are using their AS and xamar tools
the puntland leadership has declined his offer, just like the did during that galkacyo incident,
i mean wtf do they need amisom now, when they have defeated all of the al-shabab fighters and they have not taken a single settlement, this fat retard should should just step down
the aminsom leadership wants to capture bosaso then, berbera ports, and are using their AS and xamar tools
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
That Fat sac needs to shut his mouth and keep Puntland out of it. He can't go to the bathroom without Amisom so he'snow used to those Monkeys and now he's pushing them on everyone
If it wasn't obvious to everyone that the SFG is an illegitimate gov there you have it. These punks only exist to push Qatar and Amisom agenda and they won't stop until those Fufu bastards are everywhere from Ras Kamboni to Zaylac.
Somebody tell this Fat cow to go back to the barn. What a disgrace to his father's name

LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
- Snailland12
- Posts: 217
- Joined: Tue Mar 01, 2016 10:37 am
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
BaastoUnit wrote:
, but it wont happen,anyway appartenly he said they didnt need aminsom here is the vid
https://www.youtube.com/watch?v=7EMliSKH0jM
Last edited by Snailland12 on Sun Mar 20, 2016 3:40 pm, edited 2 times in total.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Kaas futada weyni waa sac iga wala, Ragii ka horeeyey ee caqliga dhaamay sanad walba baarlamaankaa mooshin ka keeni jiray, kani waxa loo ridi waayey buu qabaa waa dhaan dhaan lagu shubto sida top up ka. Amisom baa waxaas dhegta ugu soo shubtay.
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Sxb you guys killed his father in Laascanood, your Anti Gaas, Anti Faroole and now Anti Prime minister, your suffering from a great leadership crisis in P/land.TJcombo wrote:That Fat sac needs to shut his mouth and keep Puntland out of it. He can't go to the bathroom without Amisom so he'snow used to those Monkeys and now he's pushing them on everyone
What a disgrace to his father's name
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Misery loves company, he never said it.
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
BaastoUnit wrote:
cot damn- TheFuturist
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1420
- Joined: Sun Nov 01, 2015 4:11 pm
Re: BREAKING NEWS: PM C.Rashid-"Puntland needs Amisom"
Is AMISOM behind the conflict in Puntland? After all, they stand to gain the most from it.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 2763 Views
-
Last post by Gaashaanle1000
-
- 14 Replies
- 3742 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 19 Replies
- 2548 Views
-
Last post by masareboy
-
- 19 Replies
- 1226 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 21 Replies
- 2885 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 611 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 31 Replies
- 4702 Views
-
Last post by Colonel
-
- 2 Replies
- 740 Views
-
Last post by gemini07
-
- 4 Replies
- 1443 Views
-
Last post by mody21
-
- 7 Replies
- 2114 Views
-
Last post by FBISOMALIA