Page 1 of 1
Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 3:36 am
by ramzy2277
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 3:50 am
by JSL3000
People in diaspora complain too much no one in the country cares about their concerns.
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 4:00 am
by JSL3000
What he said about zoomalia at the end is funny as fk tho.

Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 4:22 am
by Timiro1999
Cabdi Good rageediii mid baan ku raacay midna waan ku diiday waana kuwan:
Waxaan ku diiday xisbiyada hadii ay beesha dhexe (ISAAAQ) dee adeer markii xisbiyada in la furto lagu dhawaaqay sawtii qolo waliba urur siyaasadeed furatay ee xaalku noqday dhagac iyo dhagac iyo laysuma joogan.
Waxaan xasuustaa kayse Yusuf Cabdi oo ururkii SSC furtay.
Markaynu runta isu sheegno reer waliba ninkooduu taageerayey oo xoog iyo xoolo ay ku taageeren.
Markaa waxaan uga socdaa hadii dhulbahante taageeri lahaa xoog iyo xoolo ururkii SSC wuu soo bixilahaa lknse dad aan diyaar u ahay dee cidina khasbi mayso.
Xisbiyadan soo baxay adeer dad baa xoogoda iyo xoolahooda u huray ciyaarna kumay imanin.
Hana ka yaabin in xisbi la soo salaxay reer layskaga wareejiyo oo bilaydh loogu rido.
Taan ku raacay waa dadka reer Somalia maxaa loo siyaa qiimo dhimista ee lacagta dadka ajanebiga laga qaado looga qaadi waayey " waa in aynu wax walba ka go' naa" wax walaalo ahina ma jiraan waa runtii waa dawlad aynu jaar nahay sida Djibouti.
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 4:46 am
by AwRastaale
I'm naming Timiro as my political advisor when I form Geeljire Party.
She is heavyweight.
She knows what to say and how to say it hahahaha.
Indr ma political science ba baratay?
Salaamad ka dheh salaamad!
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 5:13 am
by Timiro1999
Awrastaale
My indro markaad furtid party gaas agtaada iga eeg, indr political science na maan barane waxaan haystaa radio yar oo laba dhagax le ah oo aan aduunyada warkeeda kala socdo.
Markuu tashuush igu keenana birta eeryalka ayaan jebin gaadhaa sidaan u jiidayo.
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Mon Apr 11, 2016 8:52 am
by theyuusuf143
Haday soconayso, maxaa duulisteeda lagu falayaa, ha hadaafto weligeed haday doonto. We have nothing to loose either ways.
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Tue Apr 12, 2016 10:57 am
by BigBreak
timiro shukaansi miyaad rabtaa
Re: Dhulkeena Qabyalad ba Fadhida says Cabdi Good
Posted: Tue Apr 12, 2016 12:20 pm
by Timiro1999
BigBreak wrote:timiro shukaansi miyaad rabtaa
NACAS
