Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Moderator: Moderators
Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
CG got to stop their crazy uncle faysal or he going get smoked by anger mob of CM these people don't play that their so serious.
At the end she tells how faysal planning to make ahmed samatar his party presidential candidate which is sad because faysal and ahmed both have losing streak in presidential races.
https://youtu.be/iGVocg8oDuc

Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
This is crazy qabyalad.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Waa nag Dhiig leh laakin waa ka xumahay in dadke lakala qaybiyoo
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Politics for nomads has taken them to the next level.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Gabadhani mid baanay fahansanayn ama way iska indho tiraysaa, waxa weeyan xisbiga ucid in Faisal wax laga weydiiyo horayso iyo dambayso.
Jamal markii udub laga soo eryey ee "Jamal jug soo dhacday" loo bixiyey waa kii Faisal ucid ku soo dhaweeyey lknse maanta Jamal baa xidhay shaadh ka weyn oo xataa Faisal isu waal-waalay!
Waxaas halkee laga ciyaaraa inaad ninkii gurigiisa kugu soo dhaweeyey aad isagii ka bilowdid!
Calaa kuli xaal Jamal hadaanu ogalayn in xisbiga dhexdiisa layskala sharaxo dee wataa magaaladi ee ha galo.
Jamal markii udub laga soo eryey ee "Jamal jug soo dhacday" loo bixiyey waa kii Faisal ucid ku soo dhaweeyey lknse maanta Jamal baa xidhay shaadh ka weyn oo xataa Faisal isu waal-waalay!
Waxaas halkee laga ciyaaraa inaad ninkii gurigiisa kugu soo dhaweeyey aad isagii ka bilowdid!
Calaa kuli xaal Jamal hadaanu ogalayn in xisbiga dhexdiisa layskala sharaxo dee wataa magaaladi ee ha galo.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Ucid is falling apart like udub but at a slower pace.
https://youtu.be/Ar2g2_odWrE
https://youtu.be/Ar2g2_odWrE
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
-
- Posts: 152
- Joined: Sun Mar 13, 2016 9:17 pm
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Garxajis need to unite under one party this time around. Cidagalow ditch the sinking ship that is ucid. I also agree with the recent statement by professor samatar that party candidates need to hold a national debate live to the voting public on their policies and plans.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Tan i bet sida afkeedu u foolxunyahay inay iyaduna u fool xuntahay. toloow bal maxaa heli lahaa haday aadyar oo dhalatay bilaa aflgaado ay araadeeda dhiibato.Timiro1999 wrote:Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Urayso dee ha igu mashquulin, maxaad ahayd horta af jooga looma adeego ee iweydaaro.Almis87 wrote:Tan i bet sida afkeedu u foolxunyahay inay iyaduna u fool xuntahay. toloow bal maxaa heli lahaa haday aadyar oo dhalatay bilaa aflgaado ay araadeeda dhiibato.Timiro1999 wrote:Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
- skywalker25
- SomaliNet Super
- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
The futures bright the futures orangeSiciid85 wrote:theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.

- skywalker25
- SomaliNet Super
- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Why you mad and taking it personal.Timiro1999 wrote:Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
Also wallahi you keep bringing up this Habar Habar nonsense like you won something? I dont know what they been teaching you in Hargeisa but its nothing but faan to get you excited. It seems to work because you keep having orgasm everytime u mention it...
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Jamal cali hussein should leave UCID with his head held high and let the party fold.. jamal can join wadani and IF they win he should be made finance minister
Meesha waxa uu daran Faysal with ucid he has no party wadani he can't join kulmiye naa he can't be trusted..
I think he will do a fowziya and jump ship to xamar
Meesha waxa uu daran Faysal with ucid he has no party wadani he can't join kulmiye naa he can't be trusted..
I think he will do a fowziya and jump ship to xamar

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 605 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 310 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 23 Replies
- 2926 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 368 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 13 Replies
- 1096 Views
-
Last post by ThoronKing
-
- 26 Replies
- 1680 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 29 Replies
- 1714 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 2 Replies
- 496 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 255 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 24 Replies
- 2299 Views
-
Last post by jalaaludin5