Page 1 of 4
Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 5:48 am
by JSL3000
CG got to stop their crazy uncle faysal or he going get smoked by anger mob of CM these people don't play that their so serious.
At the end she tells how faysal planning to make ahmed samatar his party presidential candidate which is sad because faysal and ahmed both have losing streak in presidential races.
https://youtu.be/iGVocg8oDuc
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 6:56 am
by ramzy2277
This is crazy qabyalad.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 7:00 am
by Siciid85
Waa nag Dhiig leh laakin waa ka xumahay in dadke lakala qaybiyoo
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 7:37 am
by JSL3000
Politics for nomads has taken them to the next level.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 7:47 am
by Timiro1999
Gabadhani mid baanay fahansanayn ama way iska indho tiraysaa, waxa weeyan xisbiga ucid in Faisal wax laga weydiiyo horayso iyo dambayso.
Jamal markii udub laga soo eryey ee "Jamal jug soo dhacday" loo bixiyey waa kii Faisal ucid ku soo dhaweeyey lknse maanta Jamal baa xidhay shaadh ka weyn oo xataa Faisal isu waal-waalay!
Waxaas halkee laga ciyaaraa inaad ninkii gurigiisa kugu soo dhaweeyey aad isagii ka bilowdid!
Calaa kuli xaal Jamal hadaanu ogalayn in xisbiga dhexdiisa layskala sharaxo dee wataa magaaladi ee ha galo.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 8:07 am
by JSL3000
Ucid is falling apart like udub but at a slower pace.
https://youtu.be/Ar2g2_odWrE
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 8:44 am
by theyuusuf143
Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 5:35 pm
by NomadicSoul1
Garxajis need to unite under one party this time around. Cidagalow ditch the sinking ship that is ucid. I also agree with the recent statement by professor samatar that party candidates need to hold a national debate live to the voting public on their policies and plans.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Mon Apr 11, 2016 11:44 pm
by Siciid85
theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.

Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 5:14 am

Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii
SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 5:49 am
by Almis87
Timiro1999 wrote:theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.

Tan i bet sida afkeedu u foolxunyahay inay iyaduna u fool xuntahay. toloow bal maxaa heli lahaa haday aadyar oo dhalatay bilaa aflgaado ay araadeeda dhiibato.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 6:05 am
by Timiro1999
Almis87 wrote:Timiro1999 wrote:theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii
SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
Tan i bet sida afkeedu u foolxunyahay inay iyaduna u fool xuntahay. toloow bal maxaa heli lahaa haday aadyar oo dhalatay bilaa aflgaado ay araadeeda dhiibato.
Urayso dee ha igu mashquulin, maxaad ahayd horta af jooga looma adeego ee iweydaaro.
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 6:08 am
by skywalker25
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 6:14 am
by skywalker25
Timiro1999 wrote:theyuusuf143 wrote:Markani waa markii Sacad muuse, Nin ragi waa ogyahay nacasna loo sheego maayo, bunna laga dhimi maayo hadii indhaha dhiig cas laga keenayo. Ciise muusahan yagaaba hagbada dhowr gacmood hore u qaatay haday ka badbadiyaana Waxa inagu waajiba inaynu sutida u qabano. Bal car waa kuwaase ha mudaharaadaan inay eedi waayaan. Samatar Gadabursi iyo waxaasna waxba kama jiraan Gadabursi silanyo oo bakhtiyaa wareeg labaad ugu dhaw. Markay Sacad muuse haakah yidhaahdaan Habaryonis tu wax nafleh oo ka gadmaya ha keenaan Si ay markooda hagbada u qaataan, haday nacas kale keenaan yaga laftoodaa laga dhirbaaxayaa.
This is Habromocracy laysu joojin maayo.
Horta bahalkan sirqada ah maxaa Cabdirahman Ciro daba dhigay, waar nacasnimadiisa halkeed ku aragtay ma hooyadaa buu sariirta ku hagraday?
Nacas waxa ah adeerkaaga cajuuska ka ah ee gidaarka raacaya.
HY adigay weligaaba ku dhirbaaxi jirtay, HY yaa dhirbaaxi kara ee aan illaahay ahay.
Waxaad hagbada u gashay ee aad gaashan burta qudhun-alool u samaysatay saw baqe aad HY ka qabtid maaha.
Ma Waxaad ka werweraysaa in sidaadii
SII-BAKHTI lagugu xidho, hadaad edebdarada joojin weydin sidaadii baa afarta baynu jaho lagaa xidhi oo aad bacaha ku xaari doontaa sidaadii baqe darteed.
Why you mad and taking it personal.
Also wallahi you keep bringing up this Habar Habar nonsense like you won something? I dont know what they been teaching you in Hargeisa but its nothing but faan to get you excited. It seems to work because you keep having orgasm everytime u mention it...
Re: Ucid Diaspora Lady Leader Spills The Beans.
Posted: Tue Apr 12, 2016 6:23 am
by MujahidAishah
Jamal cali hussein should leave UCID with his head held high and let the party fold.. jamal can join wadani and IF they win he should be made finance minister
Meesha waxa uu daran Faysal with ucid he has no party wadani he can't join kulmiye naa he can't be trusted..
I think he will do a fowziya and jump ship to xamar