Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Dabgaale
Posts: 65
Joined: Sat Mar 05, 2016 10:10 am

Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by Dabgaale »

Hambalyo

Image
Image
Image
Image
Image

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa abaal marin qaran oo isugu jirta dalacsiin iyo lacag ku maamuusay. sarkaal iyo sarkaal ku xigeen ka tirsan ciidanka booliska Somaliland, munaasibad ka dhacday madaxtooyada, ka dib markii ay labadaa sarkaal sabata-bixiyeen dad maati u badan oo daad ku qaaday magaalada Dila dhawaan.

Sarkaalkan iyo sarkaal ku xigeenka oo magacyadoodu kala yihiin, Maxamed Wacays Allaale iyo Maxamed Cali Barre, ayaa loo dalacsiiyey sarkaal xigeenka oo ahaa laba xadhigle oo loo dalacsiiyey xiddigle, oo laba derojo kor loo qaaday, iyo sarkaal hore u ahaa xiddigle oo laga dhigay hadda laba xiddigle, oo ay weheliso laba jeeg oo gacanta laga geliyey. Taas oo ay ku mutaysteen sidii geesinimada lahayd ee ay u badbaadiyeen dadkaato u badan oo ay ka reebeen daadad sitay iyagoo sidaa naftooda ugu hibeeyey dadkooda inay badbaadiyaan, iyagana, geesi Ilaah ma xilee, Ilaahay daadkii laftooda qaaday ka badbaadiyey.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by Siciid85 »

They deserved. Good to see their dedication to their country didn't go unnoticed.
ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by ramzy2277 »

:up:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by theyuusuf143 »

Sidan ka filayey Si ka wanaagsan bay u maamuuseen, waa labadii askari ee ugu horeeyey ee madaxtooyada lagu dalacsiiyo, munaasibad gaara. Duco ha Ku dhacdo cidii suurta gelisay. Waxay dhisaysaa morale ka ciidanka.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by SahanGalbeed »

Askarta somaliland maxa ka wada dhigay oday calool weyn
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by JSL3000 »

SahanGalbeed wrote:Askarta somaliland maxa ka wada dhigay oday calool weyn
They eating good.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by Strategic »

huge bellies caused by overeating khat
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by JSL3000 »

Booliska Somaliland Mansha Allah.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by JSL3000 »

blood wrote:huge bellies caused by overeating khat
this man saved six people lives same time show him some respect.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by Strategic »

respect to him.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by LeJusticier »

Maansha Allah. Ilaahay ha xafido.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by barbarossa »

Image
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Askartii Badbadisay Dadkii Daadku Qaadeen Oo La Dalacsiiyey

Post by JSL3000 »

blood wrote:respect to him.
Actually it was ten people lives saved from floods in dilla.
https://youtu.be/OSaEddlcG5c
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”