Blood
Inaadan mooryaan culture background ka timid ood somali dhaqan lahayn waxaa u daliil ah inaad dhaqanka beel dhan caynaysid waayo adinka dhaqankiina waad dhacdaan marka caadi bay kula tahay shakhsiyad muqadas ka ah hiiraan!
Siyaasiyan waad uga hadli kartaa adoon maqaamka ugaaska wax u dhimin yaa mooryaan!
anaga ugaasyadeena waa dadka ugu aqoonta badan, guy reer kataal san
Ugaas hassan holds masters degree in economics was maareeyaha dekeda mogadishu iyo berbera
Mahamed dheere adviser
Veterinarian degree ayuu haystey, wuxuu 10 sano ahaa agaasimaha xanaanada xoolaha ee xarunteeda balcad ahayd asagoo reer baadiyaha xoolaha u daawayn jiray
Asaga iyo professor warfaa oo scientist weyn ah waxaa kala dhalay ugaas warfaa rooble iyo ugaas khaliif rooble
Warfaa wuxuu ku jiray gudigii khubarada UNka shirkii macedonia ee soo saarey in kosofo UNka la hoosgeeyo kadibna uu saas resolution ku soo baxay
Ugaas abdirihman wuxuu ahaa nin diinleh laakin khawaajaadka uu la shaqayn jiray ay saameeyeen noloshiisa...hal xaas iyo labo gabdho!! Mid London bay jaamacad uga baxday!
/
http://hiiraan.com/news/2016/jan/warark ... -94395.htm
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Ahmed_Mumin_Warfa
Aniga boqol akhbaar oo xun waa idinka hayaa laakiin fadhi ku dirir ma aqaan...just to tell you the truth
Dhulkiisa xataa xaafadihiina xamar mobile Laguna wadan karo!
Anaga gurigeena madiina waacbeec, Marti kuma degto!
Xaafad middle class ah oo HG ya aqshiid dhinac galbeed ee duurka xiga ka samaysatey oo la dhoho salaama oo qayb ka mid ah hormuud dhisayso oo qaali ah ayaan boos ka samaysan rabnaa....some of the family went saleebaan dominated area(xamar jadiid or xamar jajab)
Wadada kaaraan jowhar wax lama marsiin karo haduusan ciidan kula socon
http://sahanside.com/2016/01/06/ciidama ... -lunsaday/
Labo askari oo shaxaad ay ka heleen wafdigii jowhar isku dilay!
http://www.warqaad.org/askri-katirsan-i ... -la-dilay/
Xaaska imaamkiinii ood dhacdeen!!!!
http://banadirland.blogspot.co.uk/2008/ ... a.html?m=1
shirka jowhar wax ka jiro maleh....just a political card against beledweyne conference, waa kan meeshii ergo la samayn lahaa iska fadhiya oo anaga na copy yaynaya!
Qarash lama siin anaga qaab sir ah baa xoogaa naloo tuurey!
http://www.jowhar.com/shir-dib-u-heshii ... harsawiro/
Labadaan gobol malafkooda son has loo dhihi dawlada soo socota...anaga maamul cusub baan dhisan rabnaa oo hiiraan bas ah ee dawlada kale
Maca Alf salaama!