Sheekadii Faarax Iyo Xaliimo (QOSOL)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Almis87
Posts: 110
Joined: Sun Dec 07, 2014 4:53 pm

Sheekadii Faarax Iyo Xaliimo (QOSOL)

Post by Almis87 »



Straight away waan ka helay aragtidaadiiye
Jacaylkaad abuurtay naftanu la sterss’taaye
Caashaqii still igama tagin ubax la moodyeey’e
Bal speak to me hadalku waa erey-nasteexaade.

I dont sleep awadaa night iyo ayaane
Waxa eating’kii igaga dhacay abateed xumo’e
Everyboday story’iga jacayl waa ogsoonyahay’e
In uu attack xun uu igu hayo iyo arami they know’e
I care about you adigaan dont understand’e
Honest ruux ku yidhi waan ahaybaad go away tidhiye
Diidmada ignore’ka ah dhakhsaan ugu upset’aaye
Okej dheh xaajadanu waa hawl important’ahe
I need aroos married iyo ubad caruureede
All all aduunyada adigaan women ku eegtaaye
Absolutly adigaa hablaha easy going ahe
Aan family aasaasno iyo girl’ey aqale
listen my advice talada waa la ogolaadaaye

Old fashion’baan kuu qabay iyo Faarax saaqid ahe
Ma moodayn in aad very good tahay fine ah inanyow’e
Anba family waan jeclaa life future leh’e
Hayeeshee free laguma helo fish and chips geele
film ha ii abuurin’e, tell me first shaqadaada?

Full time do you work jawaab fare ah baan rabaye
Hada face to face iigu sheeg faranka aad haysid.

Miyaad Fiat ka leedahay wada fast u cararaaya
Aqal first floor ah iyo miyaad guri flat ah leedahay
Value’ga guurkeygu waa xoolo fara weyn’e
Hudheel five star ah iyo waxaan rabay fanaaniine
Funding ma u helaysaa, aduun qarashaka financial
Few days ma loo bixi kara holiday vacation
Floos badan ma ii siin kartaa odayga my father
Hadaanad intaa finally finish’garaynaynin
Ma aqaan anigu fancy iyo feeling caashaq ahe
Find gabadh kale oo dont speak aniga forever.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”