they are in a deep coma. And their leaders are f-king xoolo.
. My god.. Banaadir will not be represented in aqalka sare. The city in somalia with the largest population are gonna be voiceless.
@ the passive reer muqdisho. hawiye waakaas nacallatullah Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay in dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo lagu qiyaasay ilaa Saddex Milyan oo ruux ay waayaan Xaquuqdii ay ku lahaayeen Aqalka sare ee Soomaaliya ay yeelaneyso islamarkaana dhismihiisa la isku raacay shirkii Hogaamiyaasha Soomaalida ee Magaalada Muqdisho ka dhacay.
Guddoomiye Tarsan Xusay in Xildhibaanno iyo Siyaasiin u dhashay Gobolka Banadir ay dayaceen Xaquuqdii ay lahaayeen Dadka ku nool Gobolka Banaadir,waxaana uu intaa ku daray in aysan aheyn wax la aqbali karo.
Dadka ku nool Muqdisho ayuu ugu baaqay in ay ka banaanbaxaan Xaqdarada lagu sameeyay ee Xaqoodii lagu dhunsaday sida uu haddalka u dhigay Tarsan.



