Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 4:37 pm
by theyuusuf143
Berigii hore masaajida Somaliland Salaatu laylka ayaa Chechnya loogu ducayn jiray , dhibaato xiligaa wadankooda ka jirtay awgeed "allahu ma ansur mislimiina film caalamiin, waa fii shiishaan , waa fii falastiin....." . Xukuumadii daahir rayaalaa mamnuucday marku bilawday mashruuca ashahaado la dirirka ee sanadkii 2006. Wixii xiligaas ka danbeeyey afar faataxoo dambe looma dirin.
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 4:43 pm
by JSL3000
I support chechnya struggle they are true muslimiin never give up chechen la ilaha illallah https://youtu.be/dzRQS4M99jY
Hargeysa and Grozny should be twined cities the chechen people are wadani the same as somalilanders. https://youtu.be/8BDL1flbxhE
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 5:00 pm
by theyuusuf143
Not any more the Dabaqoodhis are in control of Chechnya. No more Islamic movements.
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 5:07 pm
by JSL3000
For real I guess times have changed that sell out ramzan kaydrov still in power I see.
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 5:35 pm
by SahanGalbeed
Waryaha ninkan la yidha guban oog , miyaad waalantahay , ma waxba ku dhiman mise wax walbaad iskaga hadasha .
War niyow Putin iyo Tchechen- ku way is ogol yihin e , dadkanad af ingiriis ku cayaysaan iska dhaafa . Haddeydan af somali ku hadli karin na , cay oo dhan ba iska daaya . Afka ayaa laga falay dadkan , dembiyada kuwa ugu waaween bay ka mid tahay ma'ogtahay ?
Sharaftu Ilaahey idin siiyey ha iska xaraashina , balaayoo idin la af dheerate .
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Thu Apr 14, 2016 5:43 pm
by JSL3000
Sahan you never have nothing important to say so stop mocking people for once.
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Fri Apr 15, 2016 10:34 am
by Adali
The are the most cunsuri people. Bosnian, Albanians, Kosovo, etc they are also very similar to Somalis in how they hate gaalada, I have never seen a Group who hate gaalo as much as somalis, but when I saw Bosnian refuse to drink the tea that a gaal friend of mine made, gacanta baan u taagay.
Re: Muslimiinta Chechnya oo Ka Damqaday Abaaraha Somaliland
Posted: Fri Apr 15, 2016 12:09 pm
by Thuganomics
No wonder Mohamed Mooge sang
"Shaan-Shaan la ii qaad"
I hope I end up in Chechnya