Page 1 of 1

Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:07 pm
by KingWaslawi
Habaariyaako = iska waran
Mansuuri = waan fiicanahay
Dada = aabe
Nana = hooyo
Majuumbe = awoowe
Kijaandha = wiilka
Waana uume = ragga
Waana waaka =naagaha
Rafiikii = saaxiibka
Mataanko = dibada
Looj = albeerko

Waabi looj waatuu waana laala = meeday AL beerkadii la seexanaayay?

Siinahii = waatan

Suaal aabayaa ahiina jawaabi = suaal xumi jawaabi maleh.


Meeye sujui gii dhakada malaasnaa ee somalinet soo gali jiray? waxan maxaa ka jira?

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:14 pm
by BlueBlood
:damn: :deadrose: suali aabayee :lol:


u got most right but boy is kijana

mom= mama

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:19 pm
by KingWaslawi
BlueBlood wrote::damn: :deadrose: suali aabayee :lol:


u got most right but boy is kijana
Waxaan is lahaa waa sheeko raajaa? Inta shaaha lagu dalbado uun baa hadhay malaa? Daantan aan joogo Kiswahili baa ka buuxa.

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:20 pm
by Halmogg
KingWaslawi wrote:Habaariyaako = iska waran
Mansuuri = waan fiicanahay muzuri*
Dada = aabe dada is sister . Baba is aabe
Nana = hooyo mama
Majuumbe = awoowe mujomba means uncle
Kijaandha = wiilka kijana
Waana uume = ragga
Waana waaka =naagaha waake not waaka
Rafiikii = saaxiibka
Mataanko = dibada lol, matako
Looj = albeerko

Waabi looj waatuu waana laala = meeday AL beerkadii la seexanaayay?
:dead:

Siinahii = waatan

Suaal aabayaa ahiina jawaabi = suaal xumi jawaabi maleh.
yangu ahina jawaabu

Meeye sujui gii dhakada malaasnaa ee somalinet soo gali jiray? waxan maxaa ka jira?

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:24 pm
by KingWaslawi
Halmogg wrote:
KingWaslawi wrote:Habaariyaako = iska waran
Mansuuri = waan fiicanahay muzuri*
Dada = aabe dada is sister . Baba is aabe
Nana = hooyo mama
Majuumbe = awoowe mujomba means uncle
Kijaandha = wiilka kijana
Waana uume = ragga
Waana waaka =naagaha waake not waaka
Rafiikii = saaxiibka
Mataanko = dibada lol, matako
Looj = albeerko

Waabi looj waatuu waana laala = meeday AL beerkadii la seexanaayay?
:dead:

Siinahii = waatan

Suaal aabayaa ahiina jawaabi = suaal xumi jawaabi maleh.
yangu ahina jawaabu

Meeye sujui gii dhakada malaasnaa ee somalinet soo gali jiray? waxan maxaa ka jira?
Waar maxaa iga dhaga dameer baan kasoo ridayaa marka aan ku hadlaayo, tabtaa aan u qoray uun baan ugu dhawaaqi haba yaabaane.

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 12:30 pm
by Halmogg
:lol:


Waa iska caadi sxb, do ur thang. Swahili waa easy sida lo barto

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 1:03 pm
by inaXasan
KingWaslawi wrote:Habaariyaako = iska waran
Mansuuri = waan fiicanahay
Dada = aabe
Nana = hooyo
Majuumbe = awoowe
Kijaandha = wiilka
Waana uume = ragga
Waana waaka =naagaha
Rafiikii = saaxiibka
Mataanko = dibada
Looj = albeerko

Waabi looj waatuu waana laala = meeday AL beerkadii la seexanaayay?

Siinahii = waatan

Suaal aabayaa ahiina jawaabi = suaal xumi jawaabi maleh.


Meeye sujui gii dhakada malaasnaa ee somalinet soo gali jiray? waxan maxaa ka jira?
:lol: :lol: :lol: :lol:

xageed ka maqashe intaas sxb? funniest thing I read the whole day

The spellings had me :deadrose:

Re: Is this the correct translation - Swahili to Somali

Posted: Wed Apr 20, 2016 9:32 pm
by Lamagoodle
Lost in translation :lol:

This reminds of my geeljire uncle whose 7 goats were eaten by hyenas. He went to the police station to report it:

ANFANDE AMBUSI SABCA NAKULA FIISI MOJA.

In other news, there was an earthquake in KUMAMOTO in Japan.

The yarn; Jaamac from Kajiado visits the home of his girlfriend in Hargeisa and knocks on the door:

The owner; Waa kumaa?
Jaamac: Waa mboro

Lamagoodle in mirqaan mood.