Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Ciidamo Ethopian ah oo Dulledka Daacdheer la Soo Dhoobay Wararkii ugu Danbeeyay
Apr 26, 2016 - jawaab
war hada soo gaaray xafiiska Hobyomedia,com ee magaalada cadaado ayaa sheegaya in ciidamo aad u fara badan lasoo dhoobay deegaanada dhaca waqooyiga gobalka galgaduud gaar ahaan duleedka dacdheer iyo miro cowleed oo ay bar yahaanba ka aloosnayd colaad u dhaxaysa dadka deegaanka iyo ciidanka itoobiya oo weerar xoogan ku haya deegaanada dhaca waqooyiga gobalka galgaduud
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta caalamigaa hobyomedia.com ayaa sheegay in goordhow oo maantay ah ay Arkeen ciidamo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka oo soo buux dhaafiyay duleedka dacdheer
Apr 26, 2016 - jawaab
war hada soo gaaray xafiiska Hobyomedia,com ee magaalada cadaado ayaa sheegaya in ciidamo aad u fara badan lasoo dhoobay deegaanada dhaca waqooyiga gobalka galgaduud gaar ahaan duleedka dacdheer iyo miro cowleed oo ay bar yahaanba ka aloosnayd colaad u dhaxaysa dadka deegaanka iyo ciidanka itoobiya oo weerar xoogan ku haya deegaanada dhaca waqooyiga gobalka galgaduud
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta caalamigaa hobyomedia.com ayaa sheegay in goordhow oo maantay ah ay Arkeen ciidamo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka oo soo buux dhaafiyay duleedka dacdheer
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Ogadan website
http://saadaalnews.net/?p=107777
DHAGEYSO:War Deg DEG AH:Ciidamo Ka Yimid Dhanka Ethiopia Oo Galabta Soo Buux Dhaafiyaay Deegaanka Daac Dheer
Apr 26, 2016 - jawaab
Ciidamada-Liyuu-Boolis
Sida Sheegayaan Wararka ka imaanaya Daacdheer Waxaa Halkaasi Soo Gaareen Ciidamo Ka Yimid Dhanka Xuduudka Ethiopia Ciidamada Ayaa Ah kuwa Loo Yaqaano Liyuu Boliska Iyo Ciidamada Ethiopia Ee Caadiga Ah Kuwaas Oo Goobta Ay Keeneen Gawaari Badan Gabal Dhicii Galabta
Goobjooge ku Sugan Degmada Daacdheer Meel aan sidaasi uga Fogeen ayaa Sheegay in Ciidan Badan Halkaasi Yimaadeen isla markana ay Jirto Cabsi Xoogan oo soo Wajahday Dadka Halkaasi ku Sugan,
Sidoo kale ayuu goobjoogahan Waxa uu ku Waramay in Ciidanka ay Yimaadeen Xoogooda Deegaanada Daacdheer iyo Dhabad Aagooda Taasi oo Dadka Cabsi Xoogan ku Beertay

- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
R they coming for Hawiye xoolo dhaqato?
-
-
-
-
-
-
- incognito1
- SomaliNetizen
- Posts: 964
- Joined: Fri Oct 03, 2014 2:37 pm
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
The truth seriously you guys need to give this cyber warfare a rest, there is very little you can accomplish from behind a screen.
But if you really are about that life get yourself a one way ticket instead of doing buraanbur.
or pray for the poor civilians on both sides, and send relief fund to your kin to minimize their suffering.
Allah made you a man stop being so Danm emotional!!!
But if you really are about that life get yourself a one way ticket instead of doing buraanbur.
or pray for the poor civilians on both sides, and send relief fund to your kin to minimize their suffering.
Allah made you a man stop being so Danm emotional!!!
- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Hawiye r the Mongols of Somali. Allah cid aan ahayn oo celin karta ma jirto.
Waar ilma liyu boolisow dikirka iyo tusbaxa xejista.
Wale Hawiye waa Tar-tarki (mongols) iyo tiir aan la jabin karin.
Allaw Dhawr geesiyinta geeska Afrika.

- Posts: 813
- Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Hold your horses buddy. Even the Mongols were eventually defeated!jalaaludin5 wrote:Hawiye r the Mongols of Somali. Allah cid aan ahayn oo celin karta ma jirto.
Waar ilma liyu boolisow dikirka iyo tusbaxa xejista.
Wale Hawiye waa Tar-tarki (mongols) iyo tiir aan la jabin karin.
Allaw Dhawr geesiyinta geeska Afrika.
-
-
-
This is not your typical Maryooley skirmish. One side has weapon-manufacturing State behind them, and the other side has an arms embargo on them let alone manufacturing weapons. This is not a fair fight!
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
This Djibouti idiot only cares about cashing his Amisom checks Patroling HG Mooryaan infested lands. Stop acting like you give two shits about Hutusjalaaludin5 wrote:Hawiye r the Mongols of Somali. Allah cid aan ahayn oo celin karta ma jirto.
Waar ilma liyu boolisow dikirka iyo tusbaxa xejista.
Wale Hawiye waa Tar-tarki (mongols) iyo tiir aan la jabin karin.
Allaw Dhawr geesiyinta geeska Afrika.
-
-
-
The Hutus overplayed their hand here as they only know Mooryaanism and irrational behavior.
The Mongols and Tartans you compare them to have no lands and have been carved up by China and Russia. The same fate awaits Galnusmudug
Last edited by TJcombo on Tue Apr 26, 2016 3:55 pm, edited 1 time in total.
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Mesha ma waxey moodeeen HAG iney tahay, shabeelaha hoose.
Si ficaan ayaa la u karbaashey mooryanta.
Si ficaan ayaa la u karbaashey mooryanta.
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
cunaaye
where is your crocodile tears last night you were crying about some random uncomfirmed tragedy in LS and today you are bootyclapping for ethiopian troops,i cant take you serious.
where is your crocodile tears last night you were crying about some random uncomfirmed tragedy in LS and today you are bootyclapping for ethiopian troops,i cant take you serious.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 813
- Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Niyaw la dagaalami ogaa markii xiniyaha Xabashida la saaran yahay.Cunaaye25 wrote:Mesha ma waxey moodeeen HAG iney tahay, shabeelaha hoose.
Si ficaan ayaa la u karbaashey mooryanta.

- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
You always were the ball chain tied to the elephant that is Soomaali.TJcombo wrote:This Djibouti idiot only cares about cashing his Amisom checks Patroling HG Mooryaan infested lands. Stop acting like you give two shits about Hutusjalaaludin5 wrote:Hawiye r the Mongols of Somali. Allah cid aan ahayn oo celin karta ma jirto.
Waar ilma liyu boolisow dikirka iyo tusbaxa xejista.
Wale Hawiye waa Tar-tarki (mongols) iyo tiir aan la jabin karin.
Allaw Dhawr geesiyinta geeska Afrika.
-
-
-
The Hutus overplayed their hand here as they only know Mooryaanism and irrational behavior.
The Mongols and Tartans you compare them to have no lands and have been carved up by China and Russia. The same fate awaits Galnusmudug
Keep belly dancing for foreign forces in somali soil determined to spill somali blood.
What am I talking about? Sorry, i though i was addressing a Somali.
Carry on tigre-ismaciil-hailemariam-kablalax

Bloody stooge getting worked up just because one somali is supporting another somali xoolo dhaqato whos about to go toe to toe with a much more powerful ethiopian reinforcement.
-
-
-
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
Don't be silly.....they're about to be scattered like sand in a storm.
PS not that I'm supporting Liyu by the way.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
His chose "cunaaye" as a nick.blood wrote:cunaaye
where is your crocodile tears last night you were crying about some random uncomfirmed tragedy in LS and today you are bootyclapping for ethiopian troops,i cant take you serious.

Nicca def did time in max security penitentiary.
- Snailland12
- Posts: 217
- Joined: Tue Mar 01, 2016 10:37 am
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
its time for the ethiopians to finish the job they started..
they will soon flush out the mooryan out like rats
they will soon flush out the mooryan out like rats
Re: Ethiopian Fed Troops have arrived the to Help Liyuu Police outskirt of Daacdheer lol HG are warriors
The only belly dancer in the Horn is Djibouti lmaojalaaludin5 wrote:You always were the ball chain tied to the elephant that is Soomaali.TJcombo wrote:This Djibouti idiot only cares about cashing his Amisom checks Patroling HG Mooryaan infested lands. Stop acting like you give two shits about Hutusjalaaludin5 wrote:Hawiye r the Mongols of Somali. Allah cid aan ahayn oo celin karta ma jirto.
Waar ilma liyu boolisow dikirka iyo tusbaxa xejista.
Wale Hawiye waa Tar-tarki (mongols) iyo tiir aan la jabin karin.
Allaw Dhawr geesiyinta geeska Afrika.
-
-
-
The Hutus overplayed their hand here as they only know Mooryaanism and irrational behavior.
The Mongols and Tartans you compare them to have no lands and have been carved up by China and Russia. The same fate awaits Galnusmudug
Keep belly dancing for foreign forces in somali soil determined to spill somali blood.
What am I talking about? Sorry, i though i was addressing a Somali.
Carry on tigre-ismaciil-hailemariam-kablalax
Bloody stooge getting worked up just because one somali is supporting another somali xoolo dhaqato whos about to go toe to toe with a much more powerful ethiopian reinforcement.
-
-
-
One day she's stripping for the French, the next day its for the Americans, now it's the Chinaman... Do yourself a favor keep quiet and stay out of the Horn affairs as nobody wants to be seen in public with a whore
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1140 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by highclass
-
- 26 Replies
- 2206 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 8 Replies
- 2257 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 280 Replies
- 22248 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 6 Replies
- 1444 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 699 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 45 Replies
- 7738 Views
-
Last post by 24k
-
- 34 Replies
- 5466 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 29 Replies
- 2298 Views
-
Last post by theyuusuf143