Page 1 of 1

Hees cusub: nolosha cusub iga fogee by Sahra kiin.

Posted: Wed Apr 27, 2016 4:47 pm
by theyuusuf143
Waa bushaaro, hees cusub oo la magac baxday nolosha cusub iga fogee, waa midhihii abwaan yaan odhane hal abuur daaha Cabdi gaas iyo codka fanaanadii la hollinwaayey sanadahan Sahra kiin. Laxanka waxa Ku ladhay Sir qaadiro jacayl music ga macaan ee dhegihiina kusoo dhacayana waxa xadanteeyey Cabdi abiib (Cabdi yare) waa farsamadii kooxda dayax band oo saldhigoodu yahay Hargeisa Somaliland. Waxa idin la Soo socodsiiyey Aniga oo idinkaga tegaya Amaana alla. Wa billahi tawfiiq .


https://youtu.be/TH-dBDC0EnU

Re: Hees cusub: nolosha cusub iga fogee by Sahra kiin.

Posted: Wed Apr 27, 2016 4:54 pm
by Siciid85
Terrible song

Re: Hees cusub: nolosha cusub iga fogee by Sahra kiin.

Posted: Wed Apr 27, 2016 5:03 pm
by GAMES
Anti Tahriib song.

Re: Hees cusub: nolosha cusub iga fogee by Sahra kiin.

Posted: Wed Apr 27, 2016 5:09 pm
by MarsinQorahay
Nice voice tho