Somaliland Minister admits HIs Goverment supports Terrorist Al Shabaab senior AL shabaab leaders are staying in Hargeisa
Posted: Sat Apr 30, 2016 2:20 pm
Somaliland Minister admits HIs Goverment supports Terrorist Al Shabaab senior AL shabaab leaders are staying in Hargeisa Exporting explosive to Mogadishu and etc
https://youtu.be/2xClgy_9QXQ
Tirsan Maamulka S/LAND oo lagu qabtay Hub iyo walxaha qarxa iyo Wasiir aan Waxba Qarin (Daawo Video)
Apr 29, 2016 - 102 Aragtiyood
Hargeisa (Kalshaale) Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka Duulista hawadda Somaliland ayaa sheegay iney garoonka Ciyaal ee hargeisa ay ku qabteen Wasiiro iyo Xildhibaano boorsooyinkooda ku qariyay hub iyo walxaha qarxa kuwaas oo diyaaradda rabay iney ku qarxiyaan.
“Waxaa jira boorsooyin hub iyo walxaha qarxa ka buuxeen oo aan qabanay iyo kuwa diyaaradaha lala raacay oo Jibouti lagu qabtay” ayuu yiri Wasiirka oo dhinaca kale sheegay in ninkii qarxiyay Daallo Airlines uu ku noolaan jiray gurigga Masuul ka tirsan Xukumadda Somaliland.