Page 1 of 4
Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidle Sa
Posted: Wed May 04, 2016 9:50 am
by THE_TRUTH1
Madaxweynaha “Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga waxaan farayaa inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub”
by A M | Wednesday, May 4, 2016 | 1106 views
May 4 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud faray Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, kadib markii uu Madaxweynaha xil ka qaadis ku sameeyay Ceydiid Ilka-Xanaf oo ahaa Guddoomiyihii Maxkamadda sare.
Xafladda lagu dhaariyey guddoomiyaha cusub ee Maxakmadda sare ee dalk Dr Ibraahim Iidle Suleymaan oo ka dhacday xarunta madaxtooyadda, ayaa waxaa goob joogka ahaa, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda, Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Boliiska iyo Nabad Sugidda.
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal kooban ka jeediyey xafladda dhaarinta ayaa faray dhammaan hey’dahaha dowladda in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub ee Maxakmadda sare.
“Wasaaradda Cadaaladda, Xeer-ilaalinta iyo hey’adaha amniga waxaan farayaa in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub.Waxaan rajerynayaa in shacabka Soomaaliyeed tabashooyinkii uu ka qabay garsoorka in badan oo ka mid ah xal loo heli doono, waxaan ku bogaadinayaa guddoomiyaha cusub inuu wajaho tabashooyinbkaas dadku ay qabaan ” ayuu yiri Madaxweynaha .
Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa dhiira-geliyey guddoomiyaha cusub, waxuuna u ballan qaaday in dhammaan hey’adaha dowladda ay kala shaqeyn doonaa howlaha loo egmaday.
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 10:05 am
by AGENT447
Where the garaabada is greener

Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 11:30 am
by BigBreak
AGENT447 wrote:Where the looting is easier

indeed it is

Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 12:31 pm
by THE_TRUTH1
BigBreak wrote:AGENT447 wrote:Where the looting is easier
indeed it is

Big Blow to khat state dreams
Whos Next to Land in Holy land of Mogadishu

Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 12:41 pm
by Strategic
if jowharnews reports it is official
May 4 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, kadib markii uu xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda sare Avv. Ceydiid Ilka-Xanaf, kaasoo xilkan hayay tan iyo xilligii dowladdii KMG ahey
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 12:51 pm
by knet
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 12:56 pm
by sahal80
Kkkkkk Just a week ago he was an official in another country!
Cadaalad beel kkkkk he will be loyal to garguurte! its the worst court ever but garguurte is trying to control the situation like the term extension but the members of the UN security who r on their way to halane will prevent this
Ilka xanaf is a corrupt warlord and acts independent like gaafow who makes clashes with the govt...he has alot of northern mps and was backing yuulka against garguurte....the last 4.5 worlord has gone in this entirely damjadiid system!
https://youtu.be/7X0pEYwGu0I
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 1:37 pm
by BigBreak
THE_MARDUUF1
who died and made ugaandishu "holy" ? AMISOM
but then you may be right since you underclass hutus regard anything related to rape, famine, looting, savage killings and fufu occupation as holy lmao
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 2:11 pm
by JSL3000
Never seen that guy he sure isn't somaliland supreme court chief looks like a lower official and it's OK xamar can have our left overs since they dieing for somalilanders, xamar gaajaysan people never surprise me.

Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 2:35 pm
by Strategic
Guddoomiyaha Cusub ayaa ka soo shaqeeyay Maxkamado ku yaalla deegaanada maamulka Soomaaliland ka hor inta aan xilkaani loo dhiibin.
Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, ayaa la sheegay in mudada u dhexeysa 2001 ilaa 2002 uu ahaa Qareen, isagoo sidoo kale sanadka marka uu ahaa 2002 ilaa 2005 noqday Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee gobolka Togdheer.
Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uu sanadkii 2005 ilaa 2006 noqday garsoore ka tirsan Maxakamadda Racfaanka ee Hargeysa.
Sidoo kale, sanadu marka ay aheyd 2006 ilaa 2011 waxa uu Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan noqday Agaasimaha Qeybta Tababarada Madaniga ee Kulliyada sharciga Jaamacadda Hargeysa.
Sanadka marka uu ahaa 2011 ilaa xiliga aan ku jirno waxa uu ahaa Garyaqaanka Guud ee maamulka Soomaaliland.
Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, ayaa kasoo qalin jabiyay Jaamacada Caalamiga Khartoum ee dalka Sudan, isagoo sanada 1998 ilaa 1999 qaatay shahaadada Diploma Sare ee sharciga Jaamacadda Al-Nileyn Khartoum Sudan.
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud oo ka hadlay xil kaqaadista Ceydiid Ilka Xanaf iyo Magacaabista Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, ayaa u sababeeyay Isbedel Siyaasadeed.
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 3:03 pm
by JSL3000
This song us for all xamar fukk boys out there sing along.
https://youtu.be/dwJFUwrHWEs
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 4:29 pm
by jalaaludin5
Things are not what they seem.
Hassan Sheikh called Siilaanyo with a problem concerning Maxkamada Muqdisho.
Siilanyo agreed to help and what followed was for the benefit of the public, particularly reer Somaliland.
It Was better to make it appear Dr. Ibraahim abandoned ship than create a situation that raises more questions.
Why r we helping?
What do we get in return?
how long has Siilanyos administration been working with the South?
Will HSM recognize sl as a separate country and say so on record?
And many more questions. ...
So, A man who abandoned ship Was the best course of action for all concerned. HSM get the brilliant mind of north, Siilanyo avoid unnecessary head ache. ...
And the Lali will remain as jolly as sandboy.
-
-
-
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 5:00 pm
by AirBitaale
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 5:08 pm
by TheblueNwhite
Man gots to eat.
Re: Somaliland Supreme Court Chief quits flies to Mogadishu for his new post as Somali Supreme Court Chief Ibraahim Iidl
Posted: Wed May 04, 2016 10:14 pm
by Siciid85
Mogadishu is desperate, taking in our sloppy seconds now.
It's whatever