I love it wallahi
"O maxaa i jeclaanaysa aniga, ma Hooyada ba na dhashay? Orad walaasha jeclow"
Moderators: Moderators, Junior Moderators




AirBitaale wrote:^^ It is called love at first sight.![]()




Reer Waqooyi call it Baacsi. Its like the camel. The girl runs away and the man chases her ilaa ay daalaan oo markaas loo mehriyo. Gabadha ayuu baacsanayaah, waa labaacsaday, waan kubaacsan doonaah. sidaas camal waaye.LoDoon wrote:Someone told me tha the word shukansi is a reer koonfur word,....Walaahi (I always thought shukansi a common word) is it true? ...if so what is the reer waqooyi equivalent?

oo hadii ay gabadhu kutiraah war nadhaaf jacayl lahayne, maxaa uharay soo gar maaha in uu midkale eryado. Jacaylka ma waxaa mooday sidii sixirkii oo hal qof uun layska daba joogo. Waan kujeclahay macneheedu waa waa kurabaah, waa kuukululahay, waan kudanaynayaah, waa iiga kaa dhagtay etc.Timiro1999 wrote:AirBitaale wrote:^^ It is called love at first sight.![]()
Maaha "love at first sight" ee waa laba-labo woxoodu jacaylkiiba sharaftii iyo qiimahii bay ka qaadeen.
Haday gabadhu ku tidhaahdo waar naga baydh jacayl lahaane, waxaad arkaysaa isagoo mid kale eryanaya oo leh "abaayo macaan waa ku jeclahay noo"waar dee hadaba yaa illaahay yaqaana!

Shukaansi = Faqid; in laba qof ay si gaar ah u sheekaystaan.LoDoon wrote:Someone told me tha the word shukansi is a reer koonfur word,....Walaahi (I always thought shukansi a common word) is it true? ...if so what is the reer waqooyi equivalent?

Inaayah my indro si fiican baad iigaratayInaayah wrote:Timiro- My inaader this is how I imagine you talk.
Cashar.

Lol, dee muxuu u odhan waayey abaayo waan kaa helay noo, taasi waa caadi lknse waan ku jeclahay markuu ku bilaabo gabadhii way fahantay markiiba inuu beenaale yahay.Sumubaridi wrote:oo hadii ay gabadhu kutiraah war nadhaaf jacayl lahayne, maxaa uharay soo gar maaha in uu midkale eryado. Jacaylka ma waxaa mooday sidii sixirkii oo hal qof uun layska daba joogo. Waan kujeclahay macneheedu waa waa kurabaah, waa kuukululahay, waan kudanaynayaah, waa iiga kaa dhagtay etc.Timiro1999 wrote:AirBitaale wrote:^^ It is called love at first sight.![]()
Maaha "love at first sight" ee waa laba-labo woxoodu jacaylkiiba sharaftii iyo qiimahii bay ka qaadeen.
Haday gabadhu ku tidhaahdo waar naga baydh jacayl lahaane, waxaad arkaysaa isagoo mid kale eryanaya oo leh "abaayo macaan waa ku jeclahay noo"waar dee hadaba yaa illaahay yaqaana!