Muj Cali Gurey miyuu waashay mise wuu soo wataa?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Almis87
Posts: 110
Joined: Sun Dec 07, 2014 4:53 pm

Muj Cali Gurey miyuu waashay mise wuu soo wataa?

Post by Almis87 »

Sagaalkii may oo ku beegnayd markii heshiiskii Dubai qalinka lagu duugay wuxuu Md Guray ahaa siyaasiyiintii ugu horeeyay, hadaanuba ahayn kii koowaad, ee ka soo horjeesta oo wuxuu facbooga soo dhigay qoraalkan anigoo toos u soo xiganaya.

"Sida loo wareejiyo hantida dadwaynuhu waa isku mid goor madow meel madow dilaal madow xaaraan madow hunuhunuu iyo hadal madow. Mee dhulkii iyo guryihii dadwaynuhu? Bal soo arag Xaafadda Booli Qaran ee Indian linekii hore. Goor la kala qaatay iyo meel lagu kala qaatay yaa ogaa?.........."
Wuxuu ku sii daba qabtay heestii hal laqalay ee Halabuur Hadraawi

Maanta oo taariikhdu tahay 11/may waakan oo wuu is bedelay oo kuye.

Hadii uu run yahay warkan sheegaya in Itoobiya ay soo dhawaysay Heshiiskii ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Imaaradku wuxu ka marag kacayaa in heshiiskani uu yahay mid gebi ahaanba ah Iskaashi dhinaca horumaka dhaqaalaha(Economic Development Cooperation) oo u wada dan ah dhinacyada heshiiska iyo dalalka gobolkaba siiba Itoobiya oo ay wax badan ka tari karto cidhiidhiga ka jira Dekedda Djibouti

Markalena waa kan isago leh Anigu mucaaradada uma aqaan waxay doonto diid waxay diidana doon.:snoop:
Goormuu saxsanyahay goormuu se khaldanyahay. Teeda kale wixii aan Itoobiya ku jirin ma xaawaa leh oo waa xunyahay. Gormaynu se gaadhnay heer aynu Itooobiya ka haybadaysano.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muj Cali Gurey miyuu waashay mise wuu soo wataa?

Post by theyuusuf143 »

Waa waalida dhaqanta dhegawaynuu xoogaa dhaama kk
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”