Page 1 of 1
Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Thu May 12, 2016 9:28 am
by theyuusuf143
Maxkamad gobolka oo 4 sanadood iyo 4 million oo shilling ka Somaliland ah Ku xukuntay eedaysane Waday booyad uu lahaa sheekhal baladka berbera Ahna agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo awqaafta jamhuuriyada Somaliland, Sheekh Saleebaan Cali. Kadib markii booyad uu leeyahay gudaheeda laga helay dhowr iyo afartan litir oo khamriga nooca loo yaqaan dry gin ka ah. Waxa sidoo kale 5% la ganaaxay qiimaha booyada iyo gaadhi kale oo eedaysanuhu is lahaa khamriga Ku wareeji intaan la qaban.
That's what happens when Sheikhs employ their crazy cousins.

Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Thu May 12, 2016 10:16 am
by xiimaaya
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Thu May 12, 2016 11:29 am
by YummyMummy
Shambles

Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Thu May 12, 2016 1:26 pm
by mahoka
Kkkkkkkkkkkkkjkkkkk
Your modern day sheekh
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Thu May 12, 2016 2:49 pm
by MujahidAishah
Alla ceebta
Is everyone in SL a gin runner inta gebiley prison ku Jira waa wada gin runners kaan waa mandheera iyo shiekh oo ku habaray waa ceebta aduunka

Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Fri May 13, 2016 2:36 pm
by X.Playa
why is arresting alcohol makers/sellers a big deal in Somaliland when billions go into the drug called Qaad????
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Fri May 13, 2016 5:02 pm
by LiquidHYDROGEN
Legalise alcohol and weed and regulate it, but ban qat. They are all intoxicants, but at least the former two will generate income instead of bleeding hundreds of millions of dollars to ethiopia.
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Fri May 13, 2016 8:03 pm
by MujahidAishah
Legalise alcohol iyo weed isla xishooda

Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Fri May 13, 2016 11:17 pm
by Advo
LiquidHYDROGEN wrote:Legalise alcohol and weed and regulate it, but ban qat. They are all intoxicants, but at least the former two will generate income instead of bleeding hundreds of millions of dollars to ethiopia.
Ma waalatay?
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Fri May 13, 2016 11:21 pm
by SuldaanMaplesyrup
Advo wrote:LiquidHYDROGEN wrote:Legalise alcohol and weed and regulate it, but ban qat. They are all intoxicants, but at least the former two will generate income instead of bleeding hundreds of millions of dollars to ethiopia.
Ma waalatay?
It's hypocritical to be ok with qaad and not with the others though
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Sat May 14, 2016 12:16 am
by samatar133
Liquid,
I hope you are not serious about the alcohol and weed legalizing suggestion.
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Sat May 14, 2016 12:23 am
by Bibaaye6828
LiquidHYDROGEN wrote:Legalise alcohol and weed and regulate it, but ban qat. They are all intoxicants, but at least the former two will generate income instead of bleeding hundreds of millions of dollars to ethiopia.

lacagtaas xe ku tare? Wixi dhan aa haysateen xaraan ha isku bedelaan waye.
Re: Sheekh saleebaan booyadiisa oo khamri lagu helay.
Posted: Wed May 18, 2016 4:14 am
by LiquidHYDROGEN
Qat is also a drug. Unless you wish to ban that too it is very hypocritical to ban marijuana/alcohol because of cultural hiccups -especially when alcohol and weed are illegally consumed in the country anyway.
Note: I don't drink, smoke or chew. I just being objective.